Difference between revisions 158443 and 160427 on sowiki

Maxed  case 

Gadabuursi
Regions with significant populations
Languages
Somali
Religion
Islam (Sunni, Salafiyyah)
Related ethnic groups
Gadabuursi , Dir,
The Gadabuursi (also Samaron saceid) ( reer bani caqil بني عقيل بن أبي طالب) are one of the main clans of the Somali people. Members principally live in the northwesternSomaliland region of Awdal 

The populations of five major cities in the Somaliland region – Saylac,, Gabiley ,Lughaya Baking Libaxley, Boon, Hariirad Lowyacade,  are predominantly Maxamed case

=== Maxamed Makadoor Samaroon Siciid Daaud al zaylaci ===
Beesha Maxamed Case 

waa beel ka mida beelaaha soomaliyeed ee daga galbeedka dalka somaliland isir ahaan waxa ay ka soo jeedan beel waynta gadabuursi
beeshu waxa ay deegaan ahaan dagantahay gobolada awdal salal gabilay iyo saaxil ee dalka somaliland iyo gobolo ka mid ah dalalka 
itoobiya iyo djabouti beeshu waxa ay leedaha tariikh aad u fac wayn taasoo magaalo madaxdooda guud ay tahay magaalada saylac oo 
ay iyaku ubadanyihiin haatan taariikh ahaana u leeyihiin.

beesha waxa ka dhashay halgamaayo boqoro culimo iyo madax dawladeed oo ka qayb qaatay dhismaha boqortooyooyinkii iyo maamuladi ka 
hana qaaday deeganka geeska afrika oo ay ka mid ahaayeen boqotooyadi adal iyo dawladaha jabuuti somalia iyo somalilandba 

deegaanda beeshu dagto waxa ka mid ah magaalooyinka : Borama,saylac,lughaya,baki,gabilay,bulaxaar,garbo raaxo,geerisa,cali xaydh,bus 
boon,xariirad,fiqi aadan,fardolagu xidh,caasha cado,lawya cado,gargaara bari,karuura,kalawle,ceel baxay,ceellahelay,ceelsheekh,iyo 
iyo dhammaan xeebaha buuradayda gobolka galbeed ee geeska afrika.

waxa ay u ka la baxda beeshu guud ahaan todoba qabiil oo kala ah 
 
* -Abokor Maxamed ( Bahaber Abokor) oo ukala baxa sadex beelood 
* -Aadan Maxamed (Bahaber Aadan) oo ukala baxa shan beelood
* -Xuseen Maxamed (Babar Xuseen/bahaber celi) oo ukala baxa kow iyo toban beelood
* -Maxamed Muuse Maxamed ( reer Maxamed) oo ukala baxa todoba reerood 
(contracted; show full)* -xaaji boodhle 
* - Xaaji Jaamac saylici ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
* -Maxamuud xaaji Diide ( madaxwaynihii hore ee jabuuti)
* - geele jid goo 
* Suldaan badmaax 
* Sheekh Farax wadad  

by: xoosh libaaxlayson