Difference between revisions 167326 and 167327 on sowiki{{pp-vandalism|small=yes}} {{Main article|Somali people}} {{Infobox ethnic group| |group=Hawiye <br> بنو هوية |image= |poptime= |region1 = {{flagcountry|Somalia}} |langs=[[Somali language|Somali]] |region2 = {{flagcountry|Ethiopia}} |region3 = {{flagcountry|Kenya}} |region4 = {{flagcountry|Yemen}} |rels = [[Islam]] ([[Sunni Islam|Sunni]], [[Sufism]]) |related-c= [[Dir (clan)|Dir]], [[Darod]], [[Isaaq]], [[Rahanweyn]], other [[Somalis]]<!-- CONFIRMED RELATIONS!!! --> }}⏎ Main article: Somali people Bogani waa mid ku saabsan Beel ka mid Beelaha dadka Soomaalida. The Arab Salah (Somali,Arab salah,Mahri,عرب صالح,المهرة ) is a Somali clan. Members of the clan traditionally inhabit central ,east and southern Somalia. the clan played an important role in the pre-independence era History. ⏎ ⏎ waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiir(contracted; show full) * Qays Cali Dhurwa - former minister of internal affairs Puntland State of Somalia, Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlad Goboleed ka Puntland * Mohamud Isse Haji - Poet, Writer ,Abwaan,qoraa , qoray Boog * Dr. Mohamud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda '''References''' https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=167327.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|