Difference between revisions 167330 and 167331 on sowiki


{{pp-vandalism|small=yes}}
{{Main article|Somali people}}
{{Infobox ethnic group|
|group=Arab Salah <br> عرب صالح
|image=
|poptime= 
|region1 = {{flagcountry|Somalia}} 
|langs=[[Somali language|Somali]]   
|region4 = {{flagcountry|Yemen}}
|rels = [[Islam]] ([[Sunni Islam|Sunni]], [[Sufism]])
|related-c= [[Dir (clan)|Dir]], [[Darod]], [[Isaaq]], [[Rahanweyn]], other [[Somalis]]<!-- CONFIRMED RELATIONS!!! -->
}}















Main article: Somali people
Bogani waa mid ku saabsan Beel ka mid Beelaha dadka Soomaalida.

The Arab Salah (Somali,Arab salah,Mahri,عرب صالح,المهرة ) is a Somali clan. Members of the clan traditionally inhabit central ,east and southern Somalia.
the clan played an important role in the pre-independence era History.

waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya . MEHERI(CARAB SAALAX) sub-clans
               * Mohamud Saalah 
 <nowiki>*</nowiki>Ismail Mohamud  
 <nowiki>*</nowiki> Ali Mohamud 
 <nowiki>*</nowiki> Hirsi Mahamud "Naaleeye"
 <nowiki>*</nowiki> Muuse Mahamud 
 <nowiki>*</nowiki> Faahiye Mahamuud 
 <nowiki>*</nowiki> Cumar Mahamud

 <nowiki>*</nowiki> Yaxye saalah
 <nowiki>*</nowiki> Cumar Muuse
 <nowiki>*</nowiki> Hasan Saalah *Yaxye saalah
 <nowiki> </nowiki> *Reer Hildiid
 <nowiki> </nowiki> *Reer Saalim dhagax 
 <nowiki> </nowiki> *Reer mashawle
 <nowiki> </nowiki> * Cali mashowle
 <nowiki> </nowiki> * Reer Jidxi 
 <nowiki> </nowiki> *Reer Cawad
 <nowiki> </nowiki> *Reer cantuuni
 <nowiki> </nowiki> *Reer Caqiil
 <nowiki> </nowiki> *Reer qaasim
 <nowiki> </nowiki> *Reer Albani  *Reer Xadrami


<big><big>===== List of notable Members =====</big></big> 

* Osman Said Ilmi - Member The Somali Youth League (SYL)  
* Cali Xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada kumeelgaarka soomaliya
* Said Husein Eid - Former minister of livestock and plants Somalia (2013-2016), Somalia, wasiirkii hore ee Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016
* Ali  Faisal , Former vice minister of finance Somalia (2009–2012), Somalia, Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012)
(contracted; show full)* Dr. Mohamud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda




'''References'''

https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people