Difference between revisions 167383 and 167384 on sowiki

{{pp-vandalism|small=yes}}
:''For the namesake Indian village and former princely state in Gujarat, see [[Darod State]]
{{Infobox ethnic group|
|group = Arab Salah<br> عرب صالح
|flag = [[File:Flag_of_Somalia.svg|60px]][[File:Flag_of_yemen.svg|45px]]
|poptime =
|region1 = {{flagcountry|Somalia}} 
|region3 = {{flagcountry|Yemen}}
|region4 = {{flagcountry|Ethiopia}}

|langs = [[Somali language|Somali]] and [[Arabic language|Arabic]] 
|rels = [[Islam]] (<small>[[Sunni Islam|Sunni]], [[Sufism]]</small>)


|related-c = [[Dir (clan)|Dir]], [[Dorod]],[[Hawiye]], [[Isaaq]], [[Rahanweyn]], other [[Somali people]]<!-- CONFIRMED RELATIONS!!! -->
}}






Main article: Somali people
Bogani waa mid ku saabsan Beel ka mid Beelaha dadka Soomaalida.

The Arab Salah (Somali,Arab salah,Mahri,عرب صالح,المهرة ) is a Somali clan. Members of the clan traditionally inhabit central ,east and southern Somalia.
the clan played an important role in the pre-independence era History.

waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya . MEHERI(CARAB SAALAX) sub-clans
               * Mohamud Saalah 
 <nowiki>*</nowiki>Ismail Mohamud  
 <nowiki>*</nowiki> Ali Mohamud 
 <nowiki>*</nowiki> Hirsi Mahamud "Naaleeye"
 <nowiki>*</nowiki> Muuse Mahamud 
 <nowiki>*</nowiki> Faahiye Mahamuud 
 <nowiki>*</nowiki> Cumar Mahamud
 <nowiki>*</nowiki> Cumar Muuse
(contracted; show full)
* Qays Cali Dhurwa - former minister of internal affairs Puntland State of Somalia, Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlad Goboleed ka Puntland
* Mohamud Isse Haji - Poet, Writer ,Abwaan,qoraa , qoray Boog
* Dr. Mohamud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda








'''References'''

https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people



==Sidoo kale fiiri==
*[[Soomaali|Beelaha Soomaalida]]
==Tixraac==
{{reflist|2}}
{{Beelaha Soomaalida}}
{{Commons|Category:Hawiye clan}}
[[Category:Qabiilada Soomaalida]]
[[Category:Soomaali]]
[[Category:Dadka Soomaaliga]]
[[Category:Beelaha Hawiye]]