Difference between revisions 169913 and 169914 on sowiki

{{nutshell|Maqaalkan wuxuu ku qoran yahay luuqad qalaad. Fadlan turjum bogan.}} 
{{Infobox writer
| name = Faarax Gaarane ZUNIEB<br />{{small| فارح كارني زنيب}}
| image = 
[[File:Xasan Dhuxul Laabsaalax.jpg|thumb|AQOONYAHAN ZUNIEB]]
| caption = 
| pseudonym = Zunieb
| birth_name = Farah Garane
(contracted; show full)| portaldisp = 
| imagesize = 
| influences = 
| influenced = 
}}
'''ZUNIEB''' (born '''Farah Garane''' in 1993) ({{lang-so|''Faarax Gaarane (Zunieb)''}}, {{lang-ar|"(فارح كارني(زنيب"}}, {{lang-am|"ፈረሀ ገረኔ (ዚኒበ)"}} waa  [[Somali people|Somali]] [[Engineer ]] and [[somali engineer IT]].

== 
'''Farah Garan''' ==

Waxaa u Kudhashey Deegaanka [[Jalalaqsi]], ee Gobolka [[Hiiraan]], ee Dalka [[Somalia]] sanadii 20 july 1993
iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda. 

Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka [[Somalia]] Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan Somalia Iyagoo Soogalay [[Dhulka Soomaalida Ethiopia]] Gaar ahaanGobolka [[Gode]] ee Ismaaamulka Dowlad
(contracted; show full)
Si kastaba Ha Ahaatee "Faarax Gaarane" [[Farah Garane]] Waxa uu Bilaabey Waxbarashada Shiqsiyaadka ah [[Private]] Sidoo Kale Waxa Uu Bilaabey In uu Iska Diwaangaliyo Dugsiyada ay Hay’adu Maamusho.

Iskusoo wada Duubo Nololasha Qaxootinimo Ayaa Ah mid aad U adag taas oo qofka waxyaabo badan oo uu xaq Uleeyahey Dafirta Halka Ay falalka Noocyadooda Kala Duwan Usahleyso in Uu Ku dhaqaaqo Taas oo Nolol Badan Dhaafsiisa Dunidaan aan Kunoolnahey.