Difference between revisions 197506 and 198154 on sowiki

{{Infobox settlement
|name                   =Gedo
|native_name            =
|other_name             =جدو
|nickname               = 
|motto                  = 
|settlement_type        ='''[[Gobol]]'''
|image_skyline          =
(contracted; show full)

Gedo waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliyeed ee hodanka u ah beeraha, xoolaha nool. Waxaa intaas goblka Gedo u dheer isaga oo dhaca xaduudo in ganacsiga u kala goosha wadamada uu xarun dhexe u hayay. Magaalooyinka [[Bardhere]], [[Luuq]] iyo Balad Xaawo ayaa ugu dhaqdhaqaaq badan.

== Waxbarashada ==
Gobolka Gedo waxaa ka dhisan nidaamyo waxbarasho walow aysan jirin dalad midaysa iyo Gudoon Waxbarasho oo heer degmo ama gobol ah.

Magaalooyin madaxda degmooyinka Gobolka Gedo sida Ba
ardheere, Garbahaarreey, Luuq iyo ganaaneGarb jira dugsiyo waxbarasho oo leh heerar kala duwan. Magaalada Baardheere waxaa ku yaal Jaamacada Gedo iyo Kulyada Farsamada Baardheere ee [[Bardera Polytechnic]].

Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation.

==Sidoo kale fiiri==
* [[Gobolada Soomaaliya]]
* [[Liiska magaalooyinka Soomaaliya|Magaalooyinka Gobolka Gedo]]

==Tixraac==
{{reflist}}
{{Magaalooyinka Gobolka Gedo}}
[[Category:Gedo]]
[[Category:Soomaaliya]]