Difference between revisions 221145 and 221147 on sowiki

[[1913]] - '''1914''' - [[1915]]

__TOC__
* Janaayo 1 - Diyaaradii ugu horeysay ee rakaab ah oo caadi ah (Florida) ayaa furmay.
* Janaayo 11:
** Fulkaanaha Sakurajima ayaa ka qarxay jasiiradda Kyushu ee dalka Japan.
** hordhaca filimka diiniga ah [[Photo-Drama of Creation]] oo ay abuurtay Society Watchtower
* Juun 28 - Magaalada Sarajevo ee dalka Bosnia, wadaniyiinta Serbian Gavrilo Princip ayaa dilay dhaxal sugaha Boqortooyada Austria [[Dilkii Archduke Franz Ferdinand]]. Dilka archduke wuxuu noqday marmarsiiyo lagu bilaabay dagaalkii 1aad ee aduunka.
* Luulyo 28 - [[Dagaalkii Dunida Kowaad]]: Austria-Hungary waxay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Serbia.<ref>[https://www.jw.org/en/library/magazines/wp20140201/ The War That Changed the World]</ref>
* 15 Agoosto: [[Kanaalka PBanama]] ayaa furan.
* Oktoobar - Sanadkii 1914 Yehowah dowlad buu samada ku aasaasay. Xukunka Boqortooyada Ilaahay wuxuu bilaabtay sanadkii 1914.<ref>[https://www.jw.org/so/tacliinta-kitaabka/suʼaalo/calaamadda-maalmaha-ugu-dambeeya/ Maxay Tahay Calaamadda “Maalmaha ugu Dambeeya”?]</ref><ref>[https://www.jw.org/so/wargeysyada/maxaa-cusub/soo-koobidda-kitaabka-ina-baro/9-dhammaadka-dunida-muu-dhow-yahay/ Dhammaadka Dunida Muu Dhow Yahay?]</ref><ref>[https://www.jw.org/so/wargeysyada/maxaa-cusub/soo-koobidda-kitaabka-ina-baro/8-boqortooyada-ilaahay-maxay-tahay/ Boqortooyada Ilaahay Maxay Tahay?]</ref><ref>[https://www.jw.org/so/markhaatiyaasha-yehowah/suʼaalaha-la-is-weyddiiyo/rumaysadka-markhaatiyaasha-yehowah/ Markhaatiyaasha Yehowah Maxay Aamminsan Yihiin?]</ref><ref>[https://www.jw.org/so/wargeysyada/maxaa-cusub/war-wanaagsan-ilaahay-ka-yimid/maxay-tahay-boqortooyada-ilaahay/ Maxay Tahay Boqortooyada Ilaahay?]</ref>

==Tixraac==
{{Reflist}}