Difference between revisions 242069 and 242070 on sowiki——- 🅱🅴🅴🅻🅰🅷🅰 🅼🅰🆇🅰🅼🅴🅳 🅲🅰🆂🅴 —— 𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄 —— 𝐉𝐢𝐥𝐢𝐛𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝𝐞 𝐂𝐚𝐬𝐞. —— 1. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧. 2. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫 3. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 4. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞 --------------------------------- (contracted; show full) Beelaha 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄 waa dad geesinimo iyo gobonimo udirir ku caan ah. Waana dad ay saameeyeen dagaalo badan oo ay galeen xiligii Axmed Guray iyo dagaalo, godobo ay ka dhaxleen Boqortooyadii Adal. Sidoo kale, waa dadkii sida gaarka ah fool-ka-fool ula dagaalamay gumaysiyadii kala duwanaa ee Faransiiska iyo Ingiriiska ee kala haystay Jabuuti iyo Somaliland. Ugu dambayn waa dad ay si wayn u saameeyeen dagaaladii burburkii Dawladdii Soomaaliya. 𝐃𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐔𝐆𝐔 𝐂𝐀𝐀𝐍𝐒𝐀𝐍 𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄 1. Madaxwayne Cabdiraxmaan Saylici 2. AHN Madaxwayne Jaamac Saylici 🇩🇯 3. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar 4. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar 5. Wasiir AHN Korneel Muuse Rabiile Good 🇸🇴 6. Wasiir AHN Jaamac Rabiile Good 🇸🇴 7. Gud Baarlamaan Axmed Dhimbiil (CASOOWE) 🇸🇴 8. Korneel Sh. Cismaan Axmed (SHEEKH LEH) 9. AHN Korneel Cismaan Ducaale 10. AHN Maxamed Cabdi Dhimbiil Galbeedi 11. AHN IDIRIS XASAN DIIRIYE 12. DR. Cabdilaahi Xasan Jaamac (C/laahi Ruush) 13. AHN Wasiir Dr. Xuseen Ceelaabe Faahiye 14. Xaashi Cabdilaahi Orax (Xaashi Afwayne) 15. AHN Suldaan Maxamed Jaamac Samatar 16. AHN Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar 17. AHN Xaaji Daahir Cilmi Ducaale 18. AHN 19. Xildhban Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley) 20.⏎ ⏎ ⏎ Taariikh 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻, 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗲 & 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝐬𝗮𝗱 La Soco ——————. ———————. ⏎ Wax KKala Baro Reeraha ⏎ ⏎ 𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄 🅱🅰🅷🅰🅱🅰🆁 🅰🅱🅾🅺🅾🆁 [[Beesha 𝐁𝐀𝐇𝐀𝐁𝐀𝐑 𝐀𝐁𝐎𝐊𝐎𝐑]] Bahabar Abokor Maxamed Case Makadoor (Gadabuursi) ---------------------------------- BEESHA 𝐁𝐀𝐇𝐀𝐁𝐀𝐑 𝐀𝐁𝐎𝐊𝐎𝐑 Beesha 𝐁𝐀𝐇𝐀𝐁𝐀𝐑 𝐀𝐁𝐎𝐊𝐎𝐑 waa mid kamid ah Beelaha ugu waawayn ee Gadabuursi gaar ahaan beelaha Maxamed Case. Bahabar Abokor waa curadka Beelaha Maxamed Case, waana beesha saldanada u haysa Beelaha Maxamed Case ee ay kasoo jeedaan sadexda Suldaan ee kala dhaxlay saldanada Beelaha Maxamed Case: AHN Suldaan Maxamed Jaamac Samatar AHN Suldaan Ibraahi Jaamac Samatar Suldaan Samatar Suldaan Jaamac Samatar oo ah suldaanka guud ee imika ee Beelaha Maxamed Case. Jilibyada Beelwaynta 𝐁𝐀𝐇𝐀𝐁𝐀𝐑 𝐀𝐁𝐎𝐊𝐎𝐑 1. Reer Siciid 𝐀𝐁𝐎𝐊𝐎𝐑 2. Cabdalle 𝐀𝐁𝐎𝐊𝐎𝐑 3. Barre 𝐀𝐁𝐎𝐊𝐎𝐑 Deegaanada Bahabar Abokor oo ah kuwo balaadhan kana kala tirsan wadamada Somaliland, India 🇳🇪 Ethiopia 🇪🇹 , Djibouti 🇩🇯 iyo Somalia 🇸🇴 . Waana beesha ay kasoo kala jeedaan sadexda Wasiir ee iyagoo ilma adeer ah isla mar iyo xili iskumid ah xilka wasiirnimo ka kala qabtay wadamada: 1. Abdirahman Bayle 🇸🇴 Somalia 2. Mohamed Soomaali 🇩🇯 Djibouti 3. 🇪🇹 Ethiopia Beesha Bahabar Abokor waa beesha ay kasoo jeedaan aqoonyahanada Soomaalida ugu caansan; 1. Prof Abdi Ismael Samatar (contracted; show full)Deegaanada 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻 —————— 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝐬𝗮𝗱 ——————— All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=242070.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|