Difference between revisions 242607 and 242614 on sowiki——- 🅱🅴🅴🅻🅰🅷🅰 🅼🅰🆇🅰🅼🅴🅳 🅲🅰🆂🅴 —— 𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄 —— 𝐉𝐢𝐥𝐢𝐛𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝𝐞 𝐂𝐚𝐬𝐞. —— 1. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧. 2. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫 3. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 4. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞 --------------------------------- (contracted; show full) Beesha 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 🅱🅰🅷🅰🅱🅰🆁 🅰🅰🅳🅰🅽 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 Maxamed Case Makadoor (Gadabuursi) Tixraac https://so.wikipedia.org/wiki/Beesha_Bahabar_Aadan 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 waa mid kamid ah Beelaha ugu waawayn Soomaalida. Gaar ahaan Beelaha Maxamed Case Gadabuursi ee (Dir). . DIIN: Muslim 100% .⏎ LUUQADA: Soomamali , Carabi , Oromo, Ingiriis iyo& Amxaari . ABTIRISIIN 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 Bahabar Aadan > Maxamed Case > Makadoor > Sh. Maxamuud (Gadabuursi / Samaroon) . Beelaha Bahabar Aadan dhalasho ahaan waxa la dhashay Labo Gabdhood iyo (3) Wiil (Beelood) oo ilma Maxamed Case ah oo kala ah: . 1.Bahabar Aadan<|>Aadan Maxamed Case 2.BahabarCeli)<|>Xuseen Maxamed Case (contracted; show full) 3. JABUUTI (Djibouti) A. (Jabuuti) A. Jabuuti A2. Lowyacado A3 Xaafada lixaad A4 Xaafada Todobaad Deegaan Juquraafi Beesha Bahabar Aadan ayaa deegaanadeedu ka kala kooban yihiin Ban-joog iyo Qorax Joog. Dhul xeebeed , Buuralay, Dhul Beereed, Dhul Ban oo kala ah Oogo iyo Nugaal. Bahabar Aadan waa dad xoolo dhaqato iyo Beeralay ah. Siyaasada Xukunka Dawladaha Beesha Bahabar Aadan Beesha Bahabar Aadan ayaa inta badan haya hogaanka siyaasada maamulada soomaalida majaraha u haya dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa kamid ah hogaamiyayaashoo majaraha u haya ama ka saamayn wayn ku leh oo ka muuqda dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa ah awoodihii ama tiirarkii ay ku dhisnayd iyo hogaanadii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal. Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case ku matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case. Sidoo kale, waxay xildhibaano deegaan iyo wakiilo ku lee yihiin Awdal iyo Maroodijeex iyo Dalka Jabuuti. ⏎ ⏎ Dhaqaale --------- Waa dad xoolo dhaqato Beeralay ah sidookale nolashooda ka kaba ganacsiyo yaryar, xoogaa ganacsi waawayn iyo shaqaalenimo. Dadka Caanka Ah 𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Shacabka Soomaliya Xildhibaan Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble (Casoowe) Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi (contracted; show full)3.kornayl Mako jaamac (Ordaaye) xuseen 4.Ahmed Adan Ahmed Buuhane (current minster of Planning Somaliland). Wax ka baro: 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞 ⏎ —————————————- Deegaanada 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞⏎ 🅱🅰🅷🅰🅱🅰🆁 🅼🆄🆄🆂🅴 𝟭. 𝗠𝗮𝗿𝗶𝘀 𝗠𝘂𝘂𝘀𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝟮. 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝘂𝘂𝘀𝗲 Jilibyada 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞 Bahabar Muuse waa dad leh xadaarad duruqsan oo asal ahaan kasoo jeeda xeebaha Gobalka Awdal iyo dalka Jabuuti. Waa mid kamia Beelaha ugu badan Gadabuursi waana dad caan ku ah Gobanimo iyo geesinimo. Waa gob la dhaqan leh waana dad geesiyaal ah oo qaadan wax aan u qalmin kana dirira quudhsiga . Bahabar Muuse waa dadka wakhtigii ugu badnaa hogaaminayay ama Beelaha Gadabuursi ku metelayay xaga siyaasada. Deegaanada 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞 Bahabr Muuse asal ahaan waxay kasoo jeedaan heebaha galbeed ee Bulaxaar, Ceel-Sheekh, Lughaya Cabdi Geedi, Saylac ilaa Jabuuti iyo Boorama. Baki, Gargaara, Geerisa, Cali xaydh, Caada, Garaaca, Hulka, Agabar Waa beesha ugu badan ee lagu tilmaamo qurba-joognimo ama waa dad aad u dhoofay oo saamayn ku leh qurbaha Sidoo kale, talada beeshu ay in badan ku tiirsan tahay qurbaha. 𝗗𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗨𝗴𝘂 𝗖𝗮𝗮𝗻𝘀𝗮𝗻 𝗕𝗮𝗵𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗠𝘂𝘂𝘀𝗲 1. AHN KORNEEL / Wasiir Muuse Rabiile Good 2. AHN KORNEEL / Wasiir Jaamac Rabiile Good 3. AHN . Boqor Xaaji Cali Bilaal boqorkii beelaha Gadabuursi kadib burburkii nidaamkii dhaqan ee Ugaasnimada 4. AHN Ganacsade Xaaji Kaboode 5. AHN 6. Sareeye Guuto Maxamed Cismaan Xudhuun janankii Ciidanka Askuubta Somaliland. 7. Wasiir Siciid Axmed Jibriil (Ina Isqawrac) 8. Xildhibaan Cabdi Gaagaale 9. AHN Wasiir Cabdilaahi Qawdhan 10. Suldaan Abshir Muuse Ducaale 11. Gaashaanle Sare Haaruun Siciid Cali 12. Ganacsade Nuux Daahir Camuud 13. 14. 15. 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻 —————— 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝐬𝗮𝗱 ——————— All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=242614.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|