Difference between revisions 91266 and 91393 on sowiki'''Biyo kulule''' waa xaafad ku taala magaalada boosaaso cidii maqashay ayaa taqaan, biyokulule, waxay kamid tahay xaafadaha ugu caansan ee magaalada boosaaso, xaafada gudeheeda hadii aanu gudo galno waxaa ku yaala saldhig ciidan oo dadka lagu xiro, dadka kibirkoodu barto ayaa lagu edbiyaa, boyi kulule waa xaafad ay afarta gees kaga yaaliin masaajido. marka aad taagantahayWaxaa ku yaalo saldhiga oo hortiisa wadada marta toos waxa aymaro waddo toos kuu gaynaysaa bada quruxda badan ee boosaaso cidii joogi jirtay ayaa xasuusata. mideeda kale x.Xaafada waxay leedahay dumaakmeelo badan oo aad u qiimo fiican. xlaga ganacsado, sida dukaamada.Xaafaduaan malahan wax shaleemo ah sababtoo ah ciyaalka kasoo baxa xaafadaas waa ciyaal aad aqlaaq u leh oo diinta ku fiican.waxaa laga bartaa diinta. Category:Xaafadaha Degmada Boosaaso All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=91393.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|