Difference between revisions 91670 and 91671 on sowiki

Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn   Hawiye , kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


GARDHEERE SAMAALE (oo ahaa Curadkii Samaale)waxaa ka farcamay:
*Garjante Gardheere
*Riyale Garjante 
*Mataan Riyaale, oo isna dhalay (SARANSOOR MATAAN).

(contracted; show full)
* Abdirahman Haji Mumin Wasiirkii Ugu horeeyay gashaandhiga Somalia 1960
* ex.xildhibaan Aden abdi jiraabey .ex.membro del consiglio territoriale per i,anno 1952
* Ubuukaate sare: Xassan Cusman Jumbur {Hiiraan}  soona qabtay Jagooyin sar sare
* ''Abdulahi Macalin Mahamed "Faax"  Agaasimihii  Wasaarada Shaqada, Shaqaalah iyo Sportska''
* Dr: Abdwahaab macalin muxumed wasiir dowladii carta
* Mahamud olow barrow Somalia ambassador in indonesia
  
° ADAN BUULE CUMAR ( NABA DOOKA, MAKAIIL, AMIN YIBIROW,''EE 'BEESHA 'GAALJECEL'
* SH.Aadan Cusmaan Axmed 
* Sh. Aadan Xuseen Bukow
* Dr. Ahmed Maxamed Imaan, Agaasimaha Guud Wasaaradda kalluumeysiga 2007-2012
* Eng. C/qaadir Aadan Jiraabey; Madaxweynaha Hiran & Midland
* Eng.Axmed mohamed aadan  
* Mr. Abdirahim Ibrahim  Sheikh (Phd candidate) 
* Eng.Dr. Cabdicasiis Maxamed Cabdi (Phd)
(contracted; show full)




[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]