Difference between revisions 91688 and 91689 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Waxaa kale oo ay beeshu daegtaan deegaanhul aad u balaadhan oo ka mid ah Sone 5 ee itoobiya ama Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya sidoo kale beeshu waxay ay deegaan balaadhan ku leedahay NDF ama Dulka Somalida Kenya.

(contracted; show full)
*  Maxamed Nuur FadalAbwaan aad u caana isaga oo curiyay gabayo badan oo xigmadi ku dheehantahay
*  Inj Cabdifatax Cali  aqoonyahay kana mid ah siyaasiyiinta SL iminka ka mid ah injineerada shirkada ugu weyn ee samaysa qalabka Badaha http://selstad.no/
*  Cabdillahi Maxamed Ducaale wasiirkii arimaha debada Somaliland iminka ka mid ah lataliyayasha Madaxweynaha South Sudan.

[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]