Difference between revisions 91810 and 91890 on sowiki

[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]]
Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii waxee u soo guureen koonfurta oo ah meesha ugu biyaha badan, Koonfurta waxaa markeeda hore degenaan jiray soomaali yar oo beeroleey, soomaalidii reer woqooyiga eheed waxee kuwa reer koonfureedka bareen xoolaha.Sidaas darteed ee soomaalida uwada noqdeen xoolo dhaqato.Arintaan qabiilka ah waxee imaatay markii ee carabta soo gashay xeebaha dalka soomaaliya, isla markaas neh ee dadka bareen diinta iyo qabiilka.Maanta qofka soomaaliga ah ma yaqaano sida ee ku imaatay qabiilka waxoona aamin sanyahay in ee tahay qof magaceed.Soomaalida dhamaantood waxee ka soo jeedaan irr samaale, laakiin micnaheeda ma ahan in ee soomaalida dhan ee hal qof ka soo jeedaan, waa dad iska dhal ah, is wada guursaday, asalkooda waxee ka kala socdaan bariga afrika iyo aasiya.Qabaa'ilka soomaaliya daga waxaa ugu waa wayn shanta qabiil ee kala ah [[Daarood]]   [[Dir]], , [[Hawiye]], [[Isaaq]], [[Digil iyo Mirifle]], waa dadka ku dhaqan dalka Soomaaliya iyo waddamada kale ee la driska ah ee Geeska [[Afrika]].
                            qoraalkaani waxa sameeyay xayawaan jaahil ah waxa uuna ka been sheegay asalka wiilashii ilmo samaale taariiqdu maahan waxa aad adigu badalikarto dadka aan asalka lahayn ee beesha daaroodna sidaas asal kuma yeelanayaan
samaale history waxa ay ku qoran tahay buugaag ay qoreen dowlado caan ku ah ururinta asalka sida dowladaha greece egypt iyo taariiqyahano sida sh, xasan barsame raliyalaahu canhu waxaad kaloo ka heli kartaa buuga asalka soomaalida ee uu qorey c/qaadir aroma iyo kitaabkii uu qorey shiiq muxidiin celi raliyalaahu canhu beenta aad halkaan ku qorto ma ahan mid soconayso wiilwalbo oo reer samaale ah waa isku DNA balse qabiilka daarood ee sheegto in uu yahay carab maxaa loogu heli waayay magac carbeed midab carbeed dhaqan carbeed waa wax laga yaxyaxo in aad sheegato asal aan asalkaaga ahayn ma doonaayo in aan kusii fogaado cidii dani ay ka hayso asalka dadka samaale iyo sab oo ah wixii aan samaale ahayn waxaan ka helikartaan buugaagta aan idiin soo sheegay

Sida ay [[Yurub]] uga jiraan dad la yaso oo ay ugu caansan yihiin dadka lagu magacaabo Romanka ma gypsiga ayay Somalida ugu jiraan  qaarkale oo qabiilada aan kor ku sheegnay ay yasaan. Balse waa wax diintu aaneyn ogoleyn anagu dad diinleh baanu nahey islaam baanu nahey qofkii muslim ahna waa walaalkeen waana la dhaqannaa 

Dhaqan ahaan lagama guursado, marar badan ayaana xuquuq ay leeyihiin loo dhaafiyaa qoladaas ay ka dhasheen oo ayan wax qalad ah ku lahayn ee ah hibo xagga Eebbe uga timi keliya.



(contracted; show full)[[en:Demographics of Somalia]]
[[es:Demografía de Somalia]]
[[fi:Somalian klaanit]]
[[fr:Démographie de la Somalie]]
[[mk:Демографија на Сомалија]]
[[pt:Demografia da Somália]]
[[ru:Население Сомали]]
[[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]]