Difference between revisions 91892 and 91893 on sowiki[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]] Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii wax(contracted; show full)Dhaqan ahaan lagama guursado, marar badan ayaana xuquuq ay leeyihiin loo dhaafiyaa qoladaas ay ka dhasheen oo ayan wax qalad ah ku lahayn ee ah hibo xagga Eebbe uga timi keliya. Daarood Daarood Waa Beel Ka Mid ah Beelaha Somaliyeed. . waxayna Tirada soomaaliyeed ka yihiin 4915%. Darood Magaciisa oo Buuxa Waa Cabdiraxmaan Bin Ismaciil Al-Jabarti Laakin Ku Magac Dheer Daarood. Afka Carabiga Qabiilka Daarood Waxaa Lagu Yidhaa (بني داوود). Afka somaliga Magaca Daarood Wuxuu Ka Kooban Yahay Labo Eray oo Isku Raran Kalana Ah (Daar) oo ah Hooy Iyo (ood) oo asagana ah meel oodan(oo ku hareereysan Darbi,Geed ,Ood IWM). Inta Badan Dadka Ka soo jeeda Beesha Daarood Waxey Degaan Gobolada Puntland ,Somali galbeed Itoobiya,NDF Kenya,Koonfurta Soomaaliya (Jubbada Hoose,Jubadda Dhexe Iyo Gedo),(contracted; show full)[[en:Demographics of Somalia]] [[es:Demografía de Somalia]] [[fi:Somalian klaanit]] [[fr:Démographie de la Somalie]] [[mk:Демографија на Сомалија]] [[pt:Demografia da Somália]] [[ru:Население Сомали]] [[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=91893.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|