Difference between revisions 92116 and 92339 on sowiki


FG: G A A L J E C E L MA AHAN  H A W I Y E 



Gaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina  ah Beelaha Ugu tunka Weyn, kaasoo ku Abtirsada  Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)


(contracted; show full)

== Madaxda iyo Halgamayaasha Beesha Gaaljecel ==
* Ugaas Abdulahi Ugaas Muxumud = Ugaaska beesha gaaljecel  Ala Ya Raxma 
* Abdirahman Haji Mumin Wasiirkii Ugu horeeyay gashaandhiga Somalia 1960
* ex.xildhibaan Aden abdi jiraabey .ex.membro del consiglio territoriale per i,anno 1952
* Ubuukaate sare: Xassan Cusman Jumbur {Hiiraan}  soona qabtay Jagooyin sar sare
* ''Abdulahi Macalin Mahamed "Faax"  Agaasimihii  Wasaarada Shaqada, Shaqaalah iyo Sportska''

* General Abiikar Noor Aadan Xoghayihii xafiiska ccidamada ee Maxamed siyaad Barre,Ahaana Governatoorkii Gobolada sanaag iyo Sool.
General Maxamed Cismaan Cali "Maxamed Garooso" Madaxii Hubka iyo rasaasta ee Ciidanka Difaaca cirka.
General Cismaan Noor Taliyihii dugsi kumaandoosta iyo Ciidanka difaaca cirka ee Balli doogle.
General Ibraahim Doofeedow. Madaxa Tababarada Ciidanka Asluubta.
General Duuliye Maxamed nuur xussen " Shekh noor Caloofi" Taliyihii ciidanka cirka ee gobolada dhexe, Wuxuu Heley Billadii Ahayd Gaashaanka Ciidanka cirka, Ka dib markii uu riday Dayuurad Dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka ee ethoipia Sannadkii 1977"  Dayaaradaasoo Ahayd "F-5" isagoo watay Miig M-21F.
G/Le Sare  Duuliye C/laahi xaaji Maxamed yarow.
Gle Sare C/qaadir Axmed Cismaan Madaxii nabad sugidda ee Degmada Berbera.
Prof. Doctor :Cali Xassan Cismaan "Cali Xogsade" Madaxa Kulliyada waxbarashada Jaamacada Dhammar ee Dalka Yemen Sannadihii 1996-2000
Prof. Abuukar Sheikh CabdiDhagool.
Prof. Awys SHiekh Yoonis.
Doctor Hassan Maxamed Cismaan "Xassan Shiino" Gynocology, and childrens disease.
Doctor C/qaadir Daauud Hussein 
* Dr: Abdwahaab macalin muxumed wasiir dowladii carta
* Mudane  Ali Abdi Mohamed  ,, Gudoomiyaha  qurba Joogta Beesha Gaaljecel Jarmalka
* Mahamud olow barrow Somalia ambassador in indonesia  
° ADAN BUULE CUMAR ( NABA DOOKA, MAKAIIL, AMIN YIBIROW,''EE 'BEESHA 'GAALJECEL'
* SH.Aadan Cusmaan Axmed 
* Sh. Aadan Xuseen Bukow
* Dr. Ahmed Maxamed Imaan, Agaasimaha Guud Wasaaradda kalluumeysiga 2007-2012
* Eng. C/qaadir Aadan Jiraabey; Madaxweynaha Hiran & Midland
(contracted; show full)




[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]