Difference between revisions 92152 and 102314 on sowiki[[KARANLE HAWIYE]] Hadii aan wax yar dib u jaleeco taariikhdii faca weyneed ee uu karanle hawiye ku dhex lahaa hawiyaha intiisa kale, guud ahaan hawiye waxa uu u kala baxaa hiridiid iyo hiraab. Karanle hawiye waa curudkii hawiye, waxoo uu guursaday inta uu ifka ku noolaa labo naagood., sida taariikhda lagu haayo, waxaa uuna ka kala dhalay min labo wiil iyo hal gabar oo la kala yiraahdo sida tan. ==KARANLE HAWIYE== *KAARIYE KARANLE *GIDIR KARANLE *FAAY/FAADUMO KARANLE *SIXAWLE KARANLE *WAADEERRE KARANLE (MURUSADE) == WAA KEE CURADKA KARANLE HAWIYE== Karanle hawiye waxa uu curadkiisa koowaad ahaa wiilka layiraahdo KAARIYE KARALE, kadibna waxa uu curad kiisa labaad ahaa GIRDIR KARANLE sidoo kale kaariye iyo gidir waxa ay yihiin habra wadaag, sidoo kale wiil kiisa sedexaad waxa uu ahaa SIXAWLE KARANLE halka wiil kiisa yaraanka uu ahaa WAADERRE KARANLE. ==KAARIYE KARANLE== *Afxaaji *Laagsuge ==GIDIR KARANLE== *Warneef *Abukar *Abshacle ==SIXAWLE KARANLE== Qoraalka gudaha oo kooban 1 Faahfaahin dheeraad ah 2 BEESHA SAXAWLE KARANLE WAXA AY U KALA BAXDAA LABA LAFOOL OO WAA WAYN WAANA SIDA TAN 3 BAADKA AYAA WAXA UU U KALA BAXAA LABA LAFOOD, WAXA AYNA KALA YIHIIN 4 HALKA UU BURAALE (AMA SANBURE) QOF WALIBA SEY U TAQANO UU ISNA UU U KALA BAXO SIDA TAN Faahfaahin dheeraad ah INTAA MARKAAN UGA GUDBO TAARIIKHDII GUUD AHAAN EE SHEEKADII KARANLE HAWIYE AAN U SOO DHAADHACO QABIILKA AMA BEESHA LAYIRAAHDO SAXAWLE KARANLE OO AYADA IGU SOO DHALISAY IN AAN BOGAAN WAX YAR INTA AAN KA AQAANO UGA SHEEKEEYO TAARIIKHDA AY KU LEEDAHAY SOMALIA IYO WALIBA GABI AHAAN MEELAHA AY BEESHU DEEGAAN AHAAN DEGTO INTAA WAXAA SII DHEER BEESHA SIDA AY U KALA BAXDO TIRO AHAAN. DEEGAAN AHAAN BEESHU WAXA AY DEGTAA LAGA SOO BILAABO GALBEEDKA SOMALIA WAXAAN ULA JEEDAA DHULKA HADDA LAYIRAAHDO ISMAAMULKA SOMALIDA EE IPHOPIA ILAA SOUDERN SOMALIA AMABA KOOFURTA SOMALIA HADII AAN MEESHAAS SII CADEEYO WAA KOOFURTA FOG IYO WALIBA GUUD AHAAN KOOFURTA SOMALIA. BEESHU WAA TIRO BADAN TAHAY SIDA AAN SOO SEEGNAY DEEGAANADEEDA IYO MEELAHA AY DEGAAN MARKAAD ARAGTO BALSE WAA BEEL AAN WALIGOOD SIDA AY U DHAN YIHIIN GOGOL AAN ISKUGU IMAN INTA AAN KA OGAHAY OGAALKEYGA SIDAA DARTEED AYAA WAX ALLAALE IYO WIXII AY XUQUUQ U LAHAAYEEN SI AY ULA XISAABTAMAAN WALAALAHOODA KARANLAHA KALE GAAR AHAAN WALAALKIISII YARAA EE XAGGA DHALMADA AYAAN ULA JEEDAAYE LA DUUDSIIYAY HADABA SU´AASHA ISWEYDIINTA MUDAN AYAA WAXA AY TAHAY GOORMAA IS ARUUR SIGIINU BILAABAN DOONAA?????????????? =BEESHA SAXAWLE KARANLE WAXA AY U KALA BAXDAA LABA LAFOOL OO WAA WAYN WAANA SIDA TAN= BAAD BURAALE(SANBURE) BAADKA AYAA WAXA UU U KALA BAXAA LABA LAFOOD, WAXA AYNA KALA YIHIIN *CIYE BAAD *SHURBUL BAAD *CIYE *WARGUBE *DHAGAWEYNE *REER ROON *HAJO *REER GARAAD MAXIIQE *WARO MIRGO SHURBUL TALEYS IIDFURE HALKA UU BURAALE (AMA SANBURE) QOF WALIBA SEY U TAQANO UU ISNA UU U KALA BAXO SIDA TAN BADE SAMATAR. FAARAX SAMATAR. BADE SAMATAR *ARAABE BADE *HARO BADE *FAARAX SAMATAR *MAXAMUUD FAARAX *LIIBAAN FAARAX *HAJO FAARAX *CABDULLE FAARAX *XASAN FAARAX All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=102314.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|