Difference between revisions 92696 and 92697 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)
*  Faarax Oomaar * Siyaasi iyo aqoonyahan caana oo caan ku ahaa la dagaalanka jahliga iyo gumaysi la dirirka
*  Alhaaji Cabdi cawed *Indhadeero* [gasacsade caan ka ahaa dhulka somalia oo dhan]dead ahnx
*  Faarax Xarbi*ahrx* ganacsade caana iminka caruurtiisii sii wadaan ganacsiga
*  Xaaji Muuse Galaal aqoonyahan caana ahaana ninkii dajiyaya qorista af Somaliga 1970s
* [[Maxamed Ibraahim Warsame]] Abwaanka Koobaad ee Somalilada

* {abwaan cali maxamed ibraahin (cali dhanaaniye) abwaanka koowaad ee dhalinyarada qarniga , waana hal-  abuur cajiiba oo haya jidkii abwaan hadraawi.
* [[Maxamed Siciid Ducaale]] Mulkiilaha Shirkada [[Dahabshiil]]
* [[Adan maxamed Mire]] (waqaf) Wasiir hore Somaliland
* [[Abdirahim Ali Mahamoud ]] Aqoonyahan
*  Coach Jama Mohamud Aden (Karaiin) tababaraha oradada qatar
*  Salaan Carabay Abwaan aad u geesiya isaga oo curiyay gabayo badan oo dagaal iyo nabadba ka hadlaya.
*  Faarax Laanjeer Abwaan laga dhaxlay xigamad iyo gabayo murti leh.
(contracted; show full)*saynab cige maxamed xadhigle waa fanaaniintii waaberi iyo hada
*saafi ducaale fanaaniinti waaberi ale haunaxariste
*cabdi jibaar alkhaliiji fanaaniintii waaberi iyo kuwa hada
*cabdi jaamac caabi (qaboojiye) fanaaniinta hada hormoodkooda
*ciid jaamac batalaale fanaaniinta hada hormoodkooda
*cismaan qays fanaaniinta hada 
*cabdifatax axmed tacabir (cabdifatax yare) hormoodka fanaaniinta dambe

*abwaan cali maxamed ibraahin (cali dhanaaniye) abwaanka koowaad ee dhalinyarada qarniga , waana hal-abuur cajiiba oo haya jidkii hadraawi.

* yuusuf cabdulle cismaan, (yuusuf shaacir)

* 
[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]