Difference between revisions 94711 and 95035 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Waxaa kale oo ay beeshu degtaa dhul aad u balaadhan oo ka mid ah Sone 5 ee itoobiya ama Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya sidoo kale beeshu waxay ay deegaan balaadhan ku leedahay NDF ama Dulka Somalida Kenya.

Magaca Hhabar jeclo lama yidhahdo beel kaliya lakiiwaa beel aad u baladhan wana beelo badan oo gaashaanbuur ah kuwaas oo ku midoobay magaca habarjcelosha ugu baladhan isaaqa wana beesha kaliya ee dhanka siyaasada ugu tunka weeyn haday noqoto dhaqaale  waxaa luga qiyaasaa in ay yihiin tiro ahaan dadka habarjeclo 50% dadka Isaaqa ah waana qabiilada ugu Maaliyada iyo Siyaasada badan Isaaqa. tusaale ahaan markii Igriiska xoriyada laga soo qaadanayay waxaa ugu horeeyay oo saxeexa la gaadhay igriiska wuxu ahaa Prof Maykal Maryama, markii dowladii Siyaad barre wadanka qabsatayna dhamaan siyaasiyiintii Isaaqa u matalayay dowladaasi waxay ahayeen habarjeclo marka laga rabeemo midhadh faro ku tiris ah, waxaana laga xusi karaa. Madaxweyne kuxigeenkii Soomaaliya Ge(contracted; show full)**** bahmajeelo
**** isaxaaq adaraxmaan
**** cabdalle adaraxmaan
**** ismaciil adaraxmaan

**** Uduruxmiin Muse
***** Cumar Uduruxmiin
***** Cali Uduruxmiin