Difference between revisions 96256 and 96257 on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Wa(contracted; show full)ayeen habarjeclo marka laga rabeemo midhadh faro ku tiris ah, waxaana laga xusi karaa. Madaxweyne kuxigeenkii Soomaaliya General Ismaciil Cali Abokor kana mid ahaa 5ta golaha sare ee kacaanka sidoo kale waxaa ka mid ahaa  Kornaylkii caanka ahaa ee Kornayl Axmed Xasan Muuse iyo waliba wasiirkii ugu horeeyay ee qorshaynta oo ahaa Axmed Siilaanyo. kii waxbarasha Saleeban Gaal Ganankii ciidamada Badda Adan Waqaf.

==Waxay u kala baaxan sidan == 

=== Habar Jeclo, Muuse Sh.Isxaaq (BOQORTA REER SHEIKH ISXAAQ)===
                    n                                                                                                                                                            

*  Jibriil Abokor Muse                                                                                                         
** Cumar Jibriil
*** Beeda Cumar
*** Isxaaq Cumar
**** Cali Isxaaq                                    
**** Ayuun Isxaaq
**** Uurkuraag Isxaaq
**** Warfaa Isxaaq 
** Abokor Jibriil                                                  
***Maxamed Abokor
**** Adan Maxamed (Aadan Madoobe)
**** Yeesif Maxamed (Yeesif)
**** Nuux Maxamed                            
***** Cabdalle                                                                                               
****** Cabdulle
******* Abokor Cabdulle (Solomadow) 
******** Ugaadh
********Samatar
********Roobsuge                    
********Roobsuge                        
*******Hassan Abdulle (Solomadow)
******** Allamagan                                                                                                        
********Gedi
********Barerdod
*******Barre Abdulle (Solomadow dagaal yahanka beelaha habar jeclo) 
********Kuul Barre 
********Ahmed Barre (Bah Cumar)
********Samatar Barre (Bah Cumar)
********Samakaab Barre
(contracted; show full)*Siyad
*Rageh
*Ise
*Idris
*Bahnan
*Jibril
*Ahmed
*Ali