Difference between revisions 96603 and 96604 on sowiki

'''REE XAAJI SALEEBAAN ''' waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha labaad oo uguban habargir markalaga reebo ceyr uguna xadaarisan beelaha habar gidir uguna waxtarsan waxa lagu amaana NABAD JACEYL IYO DARIS WANAAG wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku badanyihiin maamulka goboleedka somaliyeed ee  [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaado|google maps]]'' (مدينة أدادو) Isla markaasna Cadaado waa magala madaxda Gobalka Ximan waxana hoos taga Galinsoor, Godinlabe, Baxdo, Gidheys . Magalada 2aad waa Hobyo ((المدينة الساحلية هوبيو)) waa magaalo xeebeed aad u fac weyn lehna ilbaxnimo iyo taariikh fog waxaa soo maray boqortoyoyinkii ugu awooda badanaa gayiga somalia haatan waa magaala madaxda Gobalka Xeeb waxana hoos tago magalooyin badan sida Degmada Camaara, Ceel huur, Caad iyo kuwa kaloo badan,
(contracted; show full)* Max,ed Max,uud Aden.
* Bishaaro Max,ed Gadiye Bisharo wadani.
* Max,uud Cabdi Diirshe Kuuriya. 
* Axmed Cabdi Xasan .
* Nimco Xassan Nuur
* Cadde Cabdi Ruudka.

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]