Difference between revisions 97253 and 97254 on sowiki'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''' waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha labaad oo uguban habargir markalaga reebo ceyr uguna xadaarisan beelaha habar gidir uguna waxtarsan waxa lagu amaana NABAD JACEYL IYO DARIS WANAAG wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku badanyihiin maamulka goboleedka somaliyeed ee [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaado]'' (مدينة أدادو) Isla markaasna Cadaado waa magala madaxda Gobalka Ximan waxana hoos taga Galinsoor, Godinlabe, Baxdo, Gidheys . Magalada 2aad waa Hobyo ((المدينة الساحلية هوبيو)) waa magaalo xeebeed aad u fac weyn lehna ilbaxnimo iyo taariikh fog waxaa soo maray boqortoyoyinkii ugu awooda badanaa gayiga somalia haatan waa magaala madaxda Gobalka Xeeb waxana hoos tago magalooyin badan sida Degmada Camaara, Ceel huur, Caad iyo kuwa kaloo badan, Besha ree Xaaji saleebaan waxey u kala baxdaa FARAX IYO DASHAME''' --FARAX wuxuu u qeysamaa HEYSOW IYO MUHiyo MAXAMMED CABDI. ..MAXAMED CABDI * 1 Reer Muuse * 2 Reer Warsame * 3 Reer Caraaye (contracted; show full)* Hassan Baashi Abdi Aden. * Max,ed Max,uud Aden. * Bishaaro Max,ed Gadiye Bisharo wadani. * Max,uud Cabdi Diirshe Kuuriya. * Axmed Cabdi Xasan . * Cadde Cabdi Ruudka. [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=97254.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|