Difference between revisions 97504 and 97547 on sowiki'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''' waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha labaad oo uguban habargir markalaga reebo ceyr uguna xadaarisan beelaha habar gidir uguna waxtarsan waxa lagu amaana NABAD JACEYL IYO DARIS WANAAG wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku badanyihiin maamulka goboleedka somaliyeed ee [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaado]'' (مدينة أدادو) Isla markaasna Cadaado waa magala madaxda Gobalka Ximan waxana hoos taga Galinsoor, Godinlabe, Baxdo, Gidheys . Magalada 2aad waa Hobyo ((المدينة الساحلية هوبيو)) waa magaalo xeebeed aad u fac weyn lehna ilbaxnimo iyo taariikh fog waxaa soo maray boqortoyoyinkii ugu awooda badanaa gayiga somalia haatan waa magaala madaxda Gobalka Xeeb waxana hoos tago magalooyin badan sida Degmada Camaara, Ceel huur, Caad iyo kuwa kaloo badan, Besha ree Xaaji saleebaan waxey u kala baxdaa FARAX IYO DASHAME''' --FARAX wuxuu u qeysamaa HEYSOW iyo MAXAMED CABDI. ..HEYSOOW * 1 REE Warfaa * 2 REE Bah abgaal * 3 Ree Xirsi * 4 REE Midi yar * 5 REE Daangaale * 6 REE Bah Ceyr⏎ ..MAXAMED CABDI * 1 Reer Muuse * 2 Reer Warsame * 3 Reer Caraaye * 4 Reer Gaafoow * 5 Reer WArsame * 6 Reer Cigaal ..Haysow * 1 REE Warfaa * 2 REE Bah abgaal * 3 Ree Xirsi * 4 REE Midi yar * 5 REE Daangaale * 6 REE Bah Ceyr⏎ ⏎ --DASHAMA WAXAA UU U QEYSAMAA GAABANE IYO ABOKOR WAXEYNA USII KALA BAXAAN SIDAAN:- --OBOKOR * Ree Obokor oo ah dad ku mideysan magacaas oon isqeybin lkn tira ahaan iyo fac ahaanba la siman gaabane ---GAABANE * Ree Faarax Rooble * Ree yabarow * Ree Ugaas * Ree Bahceyr * Ree Habaraawe * iyo intaan garaneyn --HOGAANKA SIYAASADA( POLITICIANS) * 1- Ali Shido Omar (Somali: Cali Shido Cumar, Arabic: علي شدو عمر) was a senior Somali politician and elder. He was one of the earliest members of the Somali Youth Legue ( SYL ) and became that political party's vice chairman. * 2- Dr Hussein Ali Shido co-founder snf Chairman of the ((United Somali Congress)), (USC) * 3- Mohamed Abdullahi Aden ( Tiicey) presiden of Himan and heeb State regional Adminstration somalia * 4- Mahamed Mahamud Guleed ( gacma dheere) former interior minister and candidate of presidentpresidentIial candidate of somalia * 5- Dr Asha Haji Elmi Mp and peace activist in Somalia * 6- Sh Abdul Kadir Cumar Ali one of the Islamic Courts founders and leaders and Somali ineror minster. dhameystir -- Besha oo inta badan dagta Gobolada Glgaduud iyo Mudug waxay leedahay maamul ay ku mideysan yihiin looguna yeero (contracted; show full)Saxafiyiin (JOURNALISTS) oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada qaran xogogaal ayaamaha laacib, gool wariyaasha uga caansan waxaa ka mida * mahad axmed cilmi, was Head of Radio capital Voice * cumar diini caano geel,-Owner of Xog Ogal daily news * cabdulaahi Maxamed Xassan (black)-owner of ayaamaha Press * cabdulaha fahad bile gurxan * maxamed xaaji ingiriis * cabdi casiis saadaad * cabdulaahi taajirow * Nuur Abdi Jimcaale Saxafi yare * Farxaan Mohamed Aden * alcadaala * amiin yuususf qasaaro -Owner of Goal Sports news * cabdi aadan. * Max,ed Max,uud Max,ed Saxardiid. * Hassan Baashi Abdi Aden. * Max,ed Max,uud Aden. * Bishaaro Max,ed Gadiye Bisharo wadani. * Max,uud Cabdi Diirshe Kuuriya. * Axmed Cabdi Xasan . * Cadde Cabdi Ruudka. saadaq axmed sheeq mohamed omar hashi liibaan axmd cabdimaxamed xaaji ingiriis * amiin yuususf qasaaro -Owner of Goal Sports news ⏎ ⏎ [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=97547.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|