Revision 102977 of "Cidagale" on sowikiCidagale waa beel ka mid ah [[Isaaq]]. == Faahfaahin dheerad ah ee Cidagale == Sidaan ee u kala baxdaa cidigale: 1.Maxamed Dauuud(Guyoobe). 2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal. 3.Aradaga baha dhamal= hassan iyo liban iyo dhamal yaryar. 4.Aradaga Danwadago= Yonis iyo bahdaylo. 5.Aradaga Gashanbuur= reer buurale+reer roble=Reer xamud+reer Ergin+reer Wagar+reer muse. 6.Aradaga Abdi Ciise= reer gulled+reer adan+reer cawaad+reer abdi bari. 7.Aradaga Abokor Muse= adan abokor+hassan adan+reer caawl. 8.Aradaga baha dhugsi= Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise. Magaca dhabta ah waa Daud Garxajis Sheekh Isaxaaq Bin Ahmed; (sidoo kale waxaa loo yaqaanaa Ciidagale ama Ciidangale) waa beelaha ugu waaweyn ee Qawmiyada isaaq. Cidagale waxuu nus ka degaa magaalada [[Hargeysa]], iyo koonfurta gobolka [[Woqooyi Galbeed]] dhinaca Waqooyiga [[somaliwayn]]tii hore ee hadana ah Dawlada [[Somaliland]];Meelaha kale ee degaan waxaa ka mid ah gobolada bariga [[Itoobiya]] ee [[Haud]].Waxey wada degaan magaalada [[Salaxley]], sidoo kale magaalooyinka [[Aware]], [[Daroor]],[[Aboko]],[[Qoolcade]], [[Uubaale]],[[Bisad (magaalo)|Bisad]],[[Aadan waraabe]] iyo [[Awrbarkhadle]] iyo.Iyo waxaa aad uugu badanyihiin [[Rabaso]] [[kaam xasan]] iyo xereda liiban oo ahaan jirtay xero ee laheed jabhadii SNM ka hor baligubadleh. waxaa kale oo lagu yaqaanaa beeshaan in ee yihiin kuwii ugu horeeyay oo soo dego magaalada [[Hargaysa]], oo Markii horena loo yaqaanay Harer. Cidagale waxaa lagu yaqaanaa dagaalyahanada geeska afrika, waa qabiilka kaliya ee haystay fardo badan oo ay ku dagaalamaan; Beesha Reer Guled oo ka baxdo Eidagalaha Isaaq waxee lahaayeen "Suldaano" ( Boqortooyo ). Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa gabayada iyo heesaha, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah Abdi Gahayr,Ahmed mooge iyo Mohamed Mooge qudhan ducale. Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jaceeeelka [[Category:Isaaq]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=102977.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|