Revision 106926 of "Saleebaan" on sowiki

'''Saleebaan''' waa beel balaaran oo degtaa gobolada dhexe , waxayna ku badanyihiin maamulka Goboleedka baaxada weyn ee la  yiraahdo [[Ximan iyo xeeb]].Caasimada maamulkaan waa [[Cadaado]] iyo Galinsoor.Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee  [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan  590 km.Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada  qaran  xogogaal ayaamaha  laacib,  gool wariyaasha uga  caansan  waxaa ka mida  mahad axmed cilmi,  cumar diini  caano geel,  cabdulaahi black cabdulaha fahad bile gurxan maxamed xaaji ingiriis cabdi casiis saadaad  cabdulaahi  taajirow   alcadaala  amiin  yuususf qasaaro cabdi aadan.

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]