Revision 110454 of "Qabaa'ilka Soomaaliya" on sowiki

[[Image:Somalia ethnic grps
 <gallery>war waxaan kalaabiinta ah ee meelaha ku qoro qabiil iyo wax aysan ahayn ayaa dadkii iyo dalkiiba qaribay nacala umuk wasaqda  carabnimada ku faanayo 
2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]]
Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii waxee u soo guureen koonfurta oo ah meesha ugu biyaha badan, Koonfurta waxaa markeeda hore degenaan jiray soomaali yar oo beeroleey, soomaalidii reer woqooyiga eheed waxee kuwa reer koonfureedka bareen xoolaha.Sidaas darteed ee soomaalida uwada noqdeen xoolo dhaqato.Arintaan qabiilka ah waxee imaatay markii ee carabta soo gashay xeebaha dalka soomaaliya, isla markaas neh ee dadka bareen diinta iyo qabiilka.Maanta qofka soomaaliga ah ma yaqaano sida ee ku imaatay qabiilka waxoona aamin sanyahay in ee tahay qof magaceed.Soomaalida , laakiin micnaheeda ma ahan in ee soomaalida dhan ee hal qof ka soo jeedaan, waa dad iska dhal ah, is wada guursaday, asalkooda waxee ka kala socdaan bariga afrika iyo aasiya.Qabaa'ilka soomaaliya daga waxaa ugu waa wayn shanta qabiil ee kala ah (dir) (hawiye) (daarood) (reer xamar ama banaadiriga) (digil iyo mirifle)

{{caddayn u baahan}}
'''wecelada Daarood' Soomaalida waxayna waxka degaan Jubada Hoose Jubada Dhexe Gedo Bakool Galgaduud Mudug Nugaal Bari Sanaag Sool Togdheer waxay kale oo degaan Gobalka somali galbiid iyo NFD waa qabiil lasiman qabiilada kale dhinaca hogaaminta talada Soomaaliya.

HAWIYE Waa Beel ka mid ah beelaha somaliyeed waana beesha majoretiga ah, hawiye waa dadka waligood halganka ugo soo jiray si loo helo somaliweyn waa dad karti leh aqoon iyo hanti dhul intaba hodon ka ah qabiilada kalana soo dhaweeya intaan dulmiga wadin mooye waxaana ka dhashay dad badan oo Somalia u soo halgamay sharaf iyo karamana dunuda dacaladeeda looga haayo. waa aadan cade madax weynihii ugo horeyay iyo kan xadarkaan ah ee shiq shariif, his highnes jeneral mohamed farax ceydiid ninkii xoreeyay umada somaliyeed kana xoreeyay keliye taliyihii siyaad bare, mahamed salad qasim madahweynihii tfg,    
beesha HAWIYE  oo ah beesha  kaliga ee siyaasada soomaliya ugu wax qabad badan  laga soo bilaabo wakhtigii gumaysiga ila iyo wakhtiga xaadirka ah.
                                                          

Digil iyo mirifle daarod wax jira maahin sida ula soco .

Digil iyo Mirifle waa beesha ugu badan Jamhuuriyada Soomaliya. waxay ku dhaqanyihiin djamaan gobolada dalka, gaar ahaan: Bay, Shabeellaha Hoose,jubbada hoose, jubada dhexe Banaadir iyo Bakool.

Digil iyo Mirifle waa mid ka mid ah afarta beelood ee waaweyn ee Somalia. Beeshu waxay ka mid tahay beelaha ugu tirada badan Somalia, inkastoo uusan jirin tirokoob sax ah.

Digil-Mirifle waxay ku hadlaan lahjadda loo yaqaano Maay, oo xoogaa ka duwan tan Somalida kale ku hadasho oo ah Lahjadda Maxaa Tiri. Digil-Mirifle waa dad xoolo dhaqato beera ley, iyo dad inta badan ka shaqeysata dhismaha, waxa ey caan ku yihiin xafidka Qur,aanka iyo baridiisa Dhamaan geyiga Soomaaliya iyo xitaa dalalka deriska nala ah sida Kenya & Itoobiya. Macallimiinta qur'aanka ka dhiga meel kasta oo soomaali aay ku nooshahay 90% waa Digil iyo Mirifle. Taasi oo ah hibo ilaaheey ku khaas yeelay ayaga. Digil iyo Mirifle waa qowmiyada keli ah ee laga heli karo (Aabe iyo hooyo iyo wiilashooda iyo gabdhahooda oo subac qur'aan u wada fadhiya, ayagoo xaafidiin wada ah) Taasi waa dhaqankooda soo jireenka ah ee Rabbi ku manneystay. Maanshaa Allaah. Digil- Mirifle waa dad nabada jecel samir badan. Digil-Mirifle waxa ey saami siyaasadeed u leeyihiin xilka madaxa Barlamanka Soomaalida ey yeelato, xukuumadii daakhiliga ilaa xilligii xukuumadii Siyaa Barre waxaa madax ka ahaa Sh Mukhtaar, iadoo tii Carta uu madax u noqday C/lle Deerow Isaaq.

Guddoomiyihii hore ee Barlamanka Federaalka, Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyo Guddoomiyaha xilka haya hadda, Sheekh Aadan Madoobe, waxay ka soo jeedaan Beesha Digil-Mirifle. colenel c/wahaab waxaa uu kasooo jeedaa sidookele mirifle ninkaas oo loo yaqaano guuleyso waxaa uu usoo dagaalamey. Beesha tirad ka sokow waxa ay degtaa dhamaan koonfur galbeed soomaaliya labada webi iyo xitaa Ethopia,Kenya iyo meelo kale ee ka mid ah East Afrika. Digil iyo Mirifle waxay ahaayeen xisbi ka mid ah 2da xisbi oo ugu waaweynaa oo xukunka ku tartamaayey Somaaliya intii uu dalka Taliyaaniga gacanta ku hayey,Guddoomiyaha xisbiga HDMS ustaad Cusmaan wuxuu ahaa ninkii ugu horreeyay ee lagu casumay Qaramada midoobay ka hor inta aan daaqiliga la qaadan 50meeyadii in uu barnaamijka xisbigiisa ka soo jeediyo inkasta oo la dilay maalintii uu bixi lahaa habeenkeeda. Digil iyo Mirifle waa bilsho dhulkeeda aad barwaaqo u yahay oo laga soo saaro dhammaan waxa dalka laga cuno sida: galleyda massagada qudaarta noocyadeeda kala duwan iyo waxyaabaha la dhoofiyo sida: mooska oo ay Soomaaliya aad caan ugu tahay, babaayga, qaraha bombeelmada iwm. Digil iyo Mirifle waa dad aaminsan wax soo saarka dhulka iyo qayraadkiisa iyo dhaqidda xoolaha waana dad jecel nabad ku wada noolaashaha iyo martgelinta walaalahooda kale ee beelaha dalka wax ka deggan.


Isaaq.adeer angu waxaan ka so jeednaa qoomiyada Dir , ee kama aanan imaan waxa aad lawareegeyo ee ah asharaaf ,adeer asharaf wa xasan iyo xuseen ayaguna waxba ifka ugama tegin , ee isaaq markii uu daroodka sheegtay yamani buu asigana sheegta asharaaf, magaratay walaal.
Isaaq wuxuu ka mid yahay qabiilada Soomalida ah, waxa uu degaa Waqooyiga Somalia Kiliilkashanaad ee Ethiopia Jamhuuriyada Jabuuti. waana beel aad iyo aad u muwaadiniin ah waana reer Siyaasada Somaliana ku leh miisaan aad u culus taa waxaa keenay markii ay Somaliland Xornimada ka qaadatay Ingriiska ayey somali jacayl darteed ugu darsameen Somalia. Waxaa ka dhashay maalqabeenada kala ah sida Abusita, Jirde Xuseen, Dahabshiil,indhadeero,Baxsane, Koofiyad dheere,oomar,Baxsane,Hassan Ahmed Abdi, Mohamed Hassan Ahmed(Biciid)
Waxaa kaloo kadhashay siyaasiyiin aad u waaweyn oo ay ka mid yihii. Maxamed Ibraahim Cigaal, Axmed kayse, Ismaciil cali abokor, Cabdi raxmaan Axmed Cali,Abdirahman Baydaani,Axmed maxamed maxamud silanyo ,Abdiwahab adam ahmed obsiye oo ah nin dhalinyaro ah .

Isaaq wexeey ka soo jeedaan sheekh isaxaaq oo ka yimid carabta siduu dadka waqooyiga ee qanriga 13ad joogey diinta islaamka baro dadkaasi magacooda wuxuu ahaa oromo waxa xiligaa woqooyiga soomaaliya ku noolaa sheekh Samaroon iyo sheekh ciise.


Isaaq waa qabiil soomaaliyeed, oo daga waqooyiga dalka soomaaliya . isaaq wuxuu kasoo jeeda carabta .    Isaaqu wuxuu u kala baxaa (Arab,garxajis, habar awal, Sanbul,Maxamed,cimraan(HabarJeclo) Toljecle, Ayoup)

Qabiilada daga Waqooyiga somalia ama somaliland isaaq waa qabiilka labaad ee igu badan waqooyiga soomaaliay marka laga reebo hartiga waqooyi oo ah qabiilka ugu badan waqooyiga soomaaliya.isaaqu waxa uu daga waqoyiga oo kaliya waxana ay asal ahaan ka imadeen carabta sheekh Isaaq waxa u ka yimid carabta.       
 

Reer Xamar ama Reer Banaadiri waa qabiil ka mid ah qabaailka Soomaalliyeed. Reer Xamarku tariikh dheer ayaay leeyihiin, sida taarikhda ay sheegto oona la wada ogsoon yahay, Reer xamarku waxay ahaayeen dadka ugu soo horeeyay ee Xamar/Muqadisho daga. Tariikhda waxay kale ay xustaa in Reer Xamar ay ilaashan jireen Xamar waxayna u sameysteen 5 Iridood oo laga soo galo ama laga baxo oo ay waardiyeen jireen min 50 Ciidan oo ahaa Reer Xamar, heystayna qoryo ka mid ahaayeen si ay magaalada nabadgelyadeeda u sugaan, magaalada gudaheeda habeenkii kuma hoyan jirin "Xamar Dayahu" haddii aanu damiinan mas’uul odayaasha Reer Xamarka ka tirsan. Reer Xamar waa dadka haddii ay soomaaliya ilbaxnimo leedahayba ugu tug tugta sareeya xagga magaalanimada, ganacsiga, iyo ilbaxnimooyinkii soo jireenka ahayd ee ay soomaalidu sheegato. Waxay dagaan gobolka weyn ee Banaadir sida magaalooyinka Muqdisho, shabeelada hoose, shabeelada dhexe, jubbada hoose 
reer xamarku waa dad taariikh ku leh somaliya ragii SYL dheere xaaji dheere Maxamad, Cabdalla Xayeesi, Xaaji Maxamad Xuseen, 
qabiilka reer xamar waxaa kamid ah bandhaboow. moorshe, shaanshiye. faqay, dhabarweyne, asharaaf
kuwa kale.

darood waa Beel Ka Mid Ah Beelaha Soomaaliyeed ee Dega gobolka bari, Kismaayo, Gobolka Nugaal, Gobolka Sanaag iyo Gobolka sool.Waxaana kale oo ay aad u degan yihiin dhulka etobia waana  waxaa kale oo ay dagaan dhulka Soomaaliyeed ee ku yaal waqooyiga dalka Kiiny. Xagga nolosha haddii la eego waa geeldhaqato, waxa kale oo ay leeyihiin kalluumaysato ka kaluumaysata xeebaha Badweynta Hindiya.
Qabiilda darood waxaa ka mid ah Ogaadeen, Harti, Dhulbahante, Warsangeli, Majeerteen, Leelkase, Geri iyo kuwo kale oo badan.
darood WAA QABIIL TRIIKH KU LEH SOMAALIA 
Madaxwenihii tfg Mudane-cdullahi yusuf Axmed,Madaxweynaha Puntland Mudane-Farooleiyo, Xasan Abshir, Cadde Muuse, Caasho Geelle iyo Ra'isul wasaraha somalia Saacid Jaamac iyo kuwa kale oo badan ..

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya| ]]

</gallery>