Revision 111925 of "IMMAGINE&POESIA" on sowiki

[[File:Aeronwy_thomas.jpg|thumb|Aeronwy thomas]]
[[File:Logo-immaginepoesia.gif|thumb|100px|left|The logo of the Movement]]
'''IMMAGINE&POESIA''' (sawiro & Gabay) waa koox caalami oo u ololeeso sawirada farshaxanka ah iyo qoraalka la akhristo.
== Asalkooda ==
kooxdaan waxaa lagu soo abaabulay tiatarka la dhoho (Alfa Teatro) oo ku yaalo magaalada [[Torino]] ee dalka [[Talyaaniga]] sanadka marka oo ahaa 2007. Dadka ka soo qeeb galay waxee ahaayeen koox yar oo sawiro sawirada farshaxanka ah, waxeena qoraan gabayada. Dadka ka soo qeeb galay waxaa ka mid ah Aeronwy Thomas, Dylan Thomas gabarteeda, Lidia Chiarelli, Gianpiero Actis iyo kuwo kale. waxeena dhamaantood rumeesan yihiin awooda ee leedahay xarfaha la akhristo iyo awooda ee leedahay sawirada la arki karo.

==Web Site==
http://www.immaginepoesia.org