Revision 119271 of "Saleebaan" on sowiki

''Saleebaan'' Madar Kicis'Hiraab waa beel aad u badan oo degaan gobolada dhexe ee GALGADUUD waxayna ku badanyihiin maamul Goboleedka baaxada weyn ee la  yiraahdo [[Ximan iyo xeeb]].Caasimada maamulkaan waa [[Cadaado]] iyo Galinsoor.Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee  [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan  590 km,, baa Lagu Qiyaasaa Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan,, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada  qaran  xog,ogaal, ayaamaha,  laacib,  gool wariyaasha uga  caansan  waxaa ka mid ah ,  mahad axmed cilmi,  cumar diini  caano geel,  cabdulaahi black cabdulaahi , fahad bile gurxan , maxamed xaaji ingiriis , cabdi casiis saadaad , cabdulaahi  taajirow   alcadaala ,  amiin  yuusuf qasaaro cabdi aadan.
                            
                                           waxay u kala baxdaa beeshu
                                              
                                                farax iyo dashame

farax waxaa uu u kala baxaa haysoow iyo maxamed cabdi
1 reer muuse 
2 reer caraaye
3 reer warsame
4 reer xirsi
5 reer warfaa
6 bahabgaal
   dashame waxaa uu u kala baxaa gaabane iyo obokor
1 obokor
2 faarax rooble
3 maxamed rooble
4 ciganle
5 habaraawe
6 cabdi gaab    7 yabaroow