Revision 120300 of "Cidagale" on sowikiCiidagale (Magaca Saxda ah waa CIIDANGALE) waa beel ka mid ah Beelaha GARXAJIS EE [[Isaaq]]. == Faahfaahin dheerad ah ee Ciidagale Magaca saxda ah waa CIIDANGALE == Sidan ayuu u kala baxaa ciidagale Ama Ciidangale: 1.Maxamed Dauuud(Guyoobe). 2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal. 3.Aradaga baha dhamal= Xassan Ciise, Liibaan Ciise Iyo Dhamal yaryar. 4.Aradaga Danwadago= Yonis iyo Bahadaylo. 5.Aradaga Gashanbuur= reer buurale+reer roble + reer xamud+reer Ergin+reer reer Bare Wagar+reer muse. 6.Aradaga Abdi Ciise= reer gulled+reer adan+reer cawaad+reer abdi bari. 7.Aradaga Abokor Muse= adan abokor+hassan adan+reer caawl. 8.Aradaga baha Duqsi= Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise. Magaca dhabta ah waa Daud ismaaciil Sheekh Isaxaaq Bin Ahmed; (sidoo kale waxaa loo yaqaanaa Ciidagale) waa beelaha ugu waaweyn ee Qawmiyada isaaq. Cidagale waxuu nus ka degaa magaalada [[Hargeysa]], iyo koonfurta gobolka [[Woqooyi Galbeed]] dhinaca Waqooyiga [[somaliwayn]]tii hore ee hadana ah Dawlada [[Somaliland]];Meelaha kale ee degaan waxaa ka mid ah gobolada bariga [[Itoobiya]] ee [[Haud]].Waxey wada degaan magaalada [[Salaxley]], sidoo kale magaalooyinka [[Aware]], [[Daroor]],[[Aboko]],[[Qoolcade]], [[Uubaale]],[[Bisad (magaalo)|Bisad]],[[Aadan waraabe]],[[Burcoduuray]],[[Ina Guuxaa]] iyo [[Awrbarkhadle]] iyo.Iyo waxaa aad uugu badanyihiin [[Rabaso]],[[Aarjoog]],[[Karooska]], [[kaam xasan]] iyo xereda liiban oo ahaan jirtay xero ee laheed jabhadii SNM ka hor baligubadleh. waxaa kale oo lagu yaqaanaa beeshaan in ee yihiin kuwii ugu horeeyay oo soo dego magaalada [[Hargaysa]], oo Markii horena loo yaqaanay Harer. Cidagale waxaa lagu yaqaanaa dagaalyahanada geeska afrika, waa qabiilka kaliya ee haystay fardo badan oo ay ku dagaalamaan;iyagoo markasna ahaa beeshii xukumaysay dhamaan degaanada ay dagaan beelaha isaaq mudo aad u badan, sidoo kale waxa ay dhamaan dhulki ay daganayeen beelaha kale isaaq ee ay xukumayeen ka qaadayeen cashuur ama waxii loo yaqaaney (gibil)taas oo u suurta galisay iney dhamaan gaadho xukunkoodi degaaano badan, beesha cidagale waxa badiba lagu yaqaan dhiirani, aftahanimo,geesinimo iyo odaytinimo oo ay soomalidi horena ka gabayo ka tirsheen. Beesha cidagale oo ka mid ah Isaaq waxeey lahaayeen "Suldaanad" ( Boqortooyo )kana mid ah boqortooyinki ama saldanad ay samystan somalidu kuwii ugu horeeyay iyagoo markasna ahaa boqortooyoyinkii markaa ka talinayay bariga africa sidoo kale waxa boqortooyadii cidagale ay markaas asaaseen saldanado kale oo ay yesheen beelaha kale ee isaaq, Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa gabayada iyo heesaha, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah Abdi Gahayr ,mohamed jaamac joof,mohamed yufus cabd ,Ahmed mooge iyo Mohamed Mooge qudhan ducale. Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jaceeeelka iyo kuwo kale oo badan. [[Category:Isaaq]] Kaarshe Cade All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=120300.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|