Revision 133301 of "Cidagale" on sowikiCiidagale (Magaca Saxda ah waa CIIDANGALE) waa beel ka mid ah Beelaha GARXAJIS EE [[Isaaq]]. == Faahfaahin dheerad ah ee Ciidagale Magaca saxda ah waa CIIDANGALE == Sidan ayuu u kala baxaa ciidagale Ama Ciidangale: 1.Maxamed Dauuud Oo Guyoobe Loo yaqaan, Waa Curadkii Ciidagale 2.Aradaga bilaal iyo Gobdoon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal. 3.Aradaga baha dhamal= Xassan Ciise, Liibaan Ciise Iyo Dhamal yaryar. 4.Aradaga Danwadago= Yonis iyo Bahadaylo. 5.Aradaga Gashanbuur= reer buurale+reer roble + reer xamud+reer Ergin+reer reer Bare Wagar+reer muse. 6.Aradaga Cabdi Ciise=reer Guuleed+reer Aadan+Cabdi Bari+reer Kuul+reer Cawad+reer Warfaa+reer ileeye 7.Aradaga Abokor Muse= adan abokor+hassan adan+reer caawl+cadaraxmaan muuse 8.Aradaga baha Duqsi= Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise Magaca dhabta ah waa Daud ismaaciil Sheekh Isaxaaq Bin Ahmed; (sidoo kale waxaa loo yaqaanaa Ciidagale) waa beelaha ugu waaweyn ee Qawmiyada isaaq. Cidagale waxuu nus ka degaa magaalada [[Hargeysa]], iyo koonfurta gobolka [[Woqooyi Galbeed]] dhinaca Waqooyiga [[somaliwayn]]tii hore ee hadana ah Dawlada [[Somaliland]];Meelaha kale ee degaan waxaa ka mid ah gobolada bariga [[Itoobiya]] ee [[Haud]].Waxey wada degaan magaalada [[Salaxley]], sidoo kale magaalooyinka [[Aware]], [[Daroor]],[[Aboko|Abokor]],[[Qoolcade]], [[Uubaale]],[[Bisad (magaalo)|Bisad]],[[Aadan waraabe]],[[Burcoduuray]],[[Ina Guuxaa]] iyo [[Awrbarkhadle]] iyo.Iyo waxaa aad uugu badanyihiin [[Rabaso]],[[Aarjoog]],[[Karooska]], [[kaam xasan]] iyo xereda liiban oo ahaan jirtay xero ee laheed jabhaddii SNM ka hor baligubadleh. waxaa kale oo lagu yaqaanaa beeshaan in ee yihiin kuwii ugu horeeyay oo soo dego magaalada [[Hargaysa]], oo Markii horena loo yaqaanay Harer. Beesha cidagale oo ka mid ah Isaaq waxeey lahaayeen "Suldaanad" ( Boqortooyo )kana mid ah boqortooyinki ama saldanadaha ay samystan somalidu kuwii ugu horeeyay iyagoo markasna ahaa boqortooyoyinkii markaa ka talinayay bariga africa sidoo kale waxa boqortooyadii cidagale ay markaas asaaseen saldanado kale oo ay yesheen beelaha kale ee isaaq, Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa aftahanimo,geesinmo,waxgaradnimo ay dheeryihiin dhamaan beelaha sooomaaliyeed waxay laahyeen abwaano iyo fanaaniin muuq dheer ku leh taariikhda soomaalida abwaanada ciidagale ee caanka ah waxa ka mid ah cabdigahyr,qawdhan ducaale,faarax cali jaar,xaye galayd,cawad qamaan,xuseen xasan,sharmaake aadan, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah ,mohamed jaamac joof,muuse ismaaciil qalinle,mohamed yuusuf cabdi ,Ahmed mooge,huryo,khadra dahir,Mohamed Mooge Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jacaylka iyo kuwo kale oo badan. [[Category:Isaaq]] Kaarshe Cade All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=133301.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|