Revision 134513 of "Ayuub" on sowiki

'''ayuub''' waa qabiil wayn oo kamida qabiilooyin beesha sh .isaxaaq,waana qabiilka ugu taariikhada wayn hadaynu kahadalno waxa uu u  kala baxaa qaybo badan waana qabiilkiii ugu horeeyay ee somaliland ee ku xoreeyay kaarto ayuub taas oo laga yaqaano gayiga ay soomaalidu dagto oo dhan haday noqoto dhanka maskaxda dhinaca awliyonimada xataa waxay ahaayeen qabiilka kaliya ee laga ducaysto taana waxa ka makhraati kacaya dhamaan qabaa ilka soomaalida oo dhan xataa waa qabiilka kaliya ee farac yar oo iyaga ka mida uu lasimay mujaahidkii waynaa ee sayid maxamed cabdale xasan dhamaan isaaq oo dhan 

hadaan idin xasuusiyo erayadaa gabayga waxaa ku jiray

faras haadha wiil hadal yaqaan habar siciid baa le

hadaan idiin iftiimiyana habar siciid waa jilib yar  ka mida ayuub kaas oo udhigmay xiligaas dhamaan isaaq oo dhan 

hadaan idin xasuusiyo xataa xiligii snm waxa lahaa qorshihii hargaysa lagu xoreeyay mujaahid maxamed aw cali dayid kaas oo ilaahay ha u naxariistee ahaa nin ayuub ah 

maaha wax lays ka qoray laakiin waa wax xaqiiqo ah oo lawada ogyahy in tii taqaanay tariikhda snm waxa kamid ahaa waliyadooda                                                         

haaji abdi ayuub oo ahaa nin mucjiso ayaaub waxa uu kala baxaa 12 jilib waxa ay leeyihiin madaxwaynaha sadexaad ee jamuuriyada somaliland  iyo maamulka militariga hadii aynu isnidhaa ayuub dhamays tira dhamany kari mayno taariikhda ayuub lkn intaasi waa inyaroo kugu filan back grounka reer xaaji ayuub waana ducayaalka sheekh isaxaaq