Revision 136391 of "Farah Garane" on sowiki

    ''Farah Garane''

Waxaa u Kudhashey Deegaanka [[Jalalaqsi]], ee Gobolka [[Hiiraan]], ee Dalka [[Somalia]] sanadii 20 july 1993
iyadoo ay xiliyadaas Dalka Kasocde dagaaladii Sokeeye ee dalkii hareeyey illaa maantana kasii socda. 

Waxaa Adkaatey kunoolawnshiyah Dalka [[Somalia]] Waxaana Suurtogal Unoqotey In ay Kasoo Hayaamaan Somalia Iyagoo Soogalay [[Dhulka Soomaalida Ethiopia]] Gaar ahaanGobolka [[Gode]] ee ''Ismaaamulka Dowlad
Deegaanka Soomaliyeed'' ee  [[Ethiopia]] iyadoo Uu halkaa kabilaabey Waxbarashadii oo ay iigu horeysey dugsi Qur’aamka kariimka Lagu Barto sanadii 1998 Isla sanadii xigteyna ee 1999 Waxaa u kamid noqdey ardeyda wax kabarato dugsiga [[Hoose/Dhexe ee Ugaas mashkooke]] ee Gobolka [[Gode]].


Halkaa waxaa Ooga Bilaabatey Nolol xiisa badan walloow Usan garanjirin nolosha dhabta ah iyo
meesha ay sal-saar lalaadahey. 

Iyadoo uu Halkaa Kuqaatey Nolol aad Uqurux Badan
Oo kudhisnayd Farxad,
Xiiso aan dhamaad laheyn, midaas oo wakhtiyada qaar Usan Garan jirin xiliga waagu u dilaacey iyo xiliga ay cad
ceedu dhacdey. 

Waxa Una halkaaa kasii wadey waxbarashadii iyadoo sanadkii 2006 Dugsiga dhexe ee [[Ugaas mashkooke]] Kaqeyb Galey Sanad Dugsiyeedkii Wakhtigaas, 
sanadii xigteyna  u usoo wareegey Galaaska 7aad sandii 2007 isla sanadkaasna
waxa u fursad uhelay in Uu sanadkaas Gudihiisa U laba Fasal Uu wax uga barto.

Waxa una Kunaloonayay in ay U suurto Gasho mid kamid ah Riyooyinkiisii, Waxa Una natiijo fiican kasoo hoyey dugsiga