Revision 140404 of "Carab Saalax" on sowiki

Carab Saalax, (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, deegaanada Puntland ,jubada hoose < kismaayo >, gobolka baanadir, galmuudg,gobolka bay,hiraan iyo meelo kale oo somliya ka mid ah. Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika.