Revision 141350 of "Carab Saalax" on sowiki

Carab Saalax, (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer oo lama ilawana  ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay waxayna naf iyo maalba ku bixiyeen sidii dalka somliya  looga saari lahaa gumaystahii . wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, deegaanada Puntland ,jubada hoose < kismaayo >, gobolka baanadir, galmuudg,gobolka bay,hiraan iyo meelo kale oo somliya ka mid ah. Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika waana beeshi ugu horaysay ee somaliyeed oo ganacsi iyo isku xirka ka dhex samaysay somlia iyo wadamada carabta iyo afrika.