Revision 141351 of "Carab Saalax" on sowikiCarab Saalax, (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer oo lama ilawana ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay waxayna naf iyo maalba ku bixiyeen sidii dalka somliya looga saari lahaa gumaystahii . wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, deegaanada Puntland ,jubada hoose < kismaayo >, gobolka baanadir, galmuudg,gobolka bay,hiraan iyo meelo kale oo somliya ka mid ah. Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika waana beeshi ugu horaysay ee somaliyeed oo ganacsi iyo isku xirka ka dhex samaysay somlia iyo wadamada carabta iyo afrika. Carab Saalax beeshani waa beel had iyo jeer ku dadaasha dadkay wada degan yihiin inay nabad kula noolaadaan. Beesha oo lagu yaqaano maamul wanaag iyo midnimo, jaceyl Soomaliyeed, ayaa waxay noqoneysaa beelaha Soomaaliyeed ee lagu yaqaano wadannimada iyo isku keenista umadda Soomaaliyeed. carab saalx waa maxmuud saalx , xasan saalax , yaxye saalx , iyo Cumar muuse. Asal ahaan odaygii carab saalx ahaa waxa uu ku yimid Yaman gaar ahaan dhulka Mehra iyo suqadara waana dad meheriyiin ah, mudo ayeey waxay fidinayeen imanshahii somaliya kumanaan sano ka hor diinta islaamka, ganacsiga iyo dhaqanka suuban . Daaroodku waxay leeyihiin rag Soomaali caan ku ah oo si fiican loo yaqano. General Abdullahi Ali Omar daad taliyaha guud ee cidanka somalia Colonel Axmed Maxamed Maxmuud(carab) wasiir ku xigeenki gaashandhiga somlia Yusuf Cigaal Dr. Cali Maxamed Maxamauud Cali Xareed Dr. saciid Xuseen ciid wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha iyo degaanka dawladda somlia Dhulka Carab saalx inta badan ugu caansan oo ay degaan waxaa ka mid ah gobolada kala ah: * Bari=Boosaaso, qardho * Mudug=Gaalkacayo, Kalabayr, barwaaqo * Nugaal=Garoowe ** Galbeed Baarey * Soomaali Galbeed Itoobiya oo dhan * Sool=Laascaanood,buhodle * NFD - Kenya. oo dhan * Banadir Muqdisho * sanag ; Ceerigabo * jubada dhaxe * jubada hoose iyo meelo kale oo somalia ka mid ah All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=141351.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|