Revision 141899 of "* Kaariye karanle" on sowikiKaariye Karanle: waa mid ka mid ah beelaha Karanle kuna abtirsada beelweynta Hawiye sida la ogyahay beesha Karanle Hawiye oo ah guradka Beelaha Hawiye waxey u kala baxdaa Afar Lafood oo ah sida soo socota.
* Kaariye Karanle
* Gidir Karanle
* Sixawle Karanle
* Waadeerre Karanle (Murusade).
Boqorkii Karanle Hawiye wuxuu kaloo dhaley
* Faadumo Karanle, Faadumo karanle waxa ay ahayd hooyadii ilmo hiraab. taasi waxa ay ku tuseysaa hawiye lafdhabarkiisii in uu ahaa Karanle Hawiye, macaga beesha Habargidir wuxuu ka yimid Faadumo Gidir,
Kaariye Karanle deegaan ahaan waxa uu degaa guud ahaan wadanka Soomaliya (Banaadir, Shabeeloyinka iyo Galgaduud) sido kale Itoobiya gobolada (Liibaan iyo Baale) iyo [[Kenya]], Kaariye waa curadka beesha Karanle Hawiye ( Heridiid ama karanle), hasa ahaatee waxa ay u badanyihiin deegaan ahaan dhulka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya. Beesha Kaariye Karanle waxey caan ku yihin Ganacsiga iyo Beeraha waxey ku jiraan Dowlada Dhaxe ee itoobiya .
Kaariye Karanle waxa uu u kala baxaa Labo.
* 1. Afxaaji (Af Aji)
* 2. Laagsuge
waxaa ka mid ah dadka ku abtirsada Beesha Karanle halgamagii weynaa ee soomaaliyeed Imaam Ahmed Gurey allaha u naxariisto.
{{gumud}}All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=141899.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|