Revision 142888 of "Facebook" on sowiki[[File:Facebook.svg|thumb|Facebook]]
'''Facebook''' waa bog wada xaajood ah, oo ka heli kartid saaxiibo cusub.
250.000 oo dad cusub ah, ayaa is daiwaangaliyo maalin kasto, soomaali gaareeso in ka badan Malaayin wey isticmaalaan. facebook waxaa laga leeyahay dalka [[Maraykanka]], markii hore waxaa soo alifay, yar mareykan ah, oo la dhoho (Mark Zuckerberg), kadib neh [[Microsoft]] ayaa xoogaa ka gadatay, in kastoo (Mark Zuckerberg) oo diiday in oo wada gado bogga. facebook qiimo waxoo ku fadhiyaa oo gaareeso, lacag billion oo dolarka mareykanka ah. facebook waxaa la aas aasay [[2004]] dadka isticmaala waxaa lugu qiyaasaa 1 bilyann wadamada [[Bakistaan|pakistan]],[[Iiraan|iran]] [[Vietnam|fidnam]] [[Suuriya|siriya]] iyo [[China|chine]] ayaa joojiyay isticmaalka,
[[File:MarkZuckerberg.jpg|thumb|Mark Zuckerberg]]hadane wuxuu taageeray yuhuuda weerarka ay ka wadeen qaza
Facbook waxaa la sheegay in uu ka qayb qaatay kacdoono badan oo ka dhacay wadamada carabta oo qaarkood xukun ka looga tuuray madaxdii dalalka carbeed qaarkood.
soomalidu bilowgii facbook ga ma aysan isticmaali jirin balse waxii ka danbeyay [[2009]] ayay aad ugu soo biireen isticmaalka aalada facbook ee casriga ah.
* [http://www.facebook.com/ www.facebook.com]
{{gumud}}
[[Category:Internet]]All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=142888.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|