Revision 145805 of "Saleebaan" on sowiki''Saleebaan'' Madar Kicis'Hiraab waa beel aad u badan oo degaan Gobolada dhexe ee GALGADUUD iyo Mudug ee daagano ka mid ah Islmaamulka Itoobiya wa xey kaloo dagaan gobolka banaadir & Shabeelaa Hoose. Jubada Hoose
waxayna ku badanyihiin maamul Goboleedka baaxada weyn ee la yiraahdo [[Ximan iyo xeeb]].Caasimada maamulkaan waa [[Cadaado]] iyo Galinsoor.Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km,, baa Lagu Qiyaasaa Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan,, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka
Beesha waxyaabah Taariikhiga ah ee lagu xasuusto waxaa kamid ah dagaalkii maxamed siyaad lagu saaray oo eey qeeb libaax ah ka qadatay
eeyna aheed beel eey ku tashtaan beelaha ku bahoobay habargidir
== '''Warbaahintii Ugu Horeeysay Ee Yeelato Soomaaliya Waxaa Alifay Lagana her geliyo Nin Saleebaan Ah''' ==
===== 1.Waragaysyada qaran =====
2.xog,ogaal,
3.ayaamaha,
4.laacib,
5.gool
= Wariyaasha uga caansan waxaa ka mid ah <ref>Wariyaasha Ugu Caansan Waxaa Kamid Ah</ref>, =
Mahad Axmed Cilmi,
Cumar Diini Caano Geel,
Cabdulaahi black cabdulaahi ,
fahad bile gurxan ,
maxamed xaaji ingiriis ,
cabdi casiis saadaad ,
cabdulaahi taajirow alcadaala ,
amiin yuusuf qasaaro cabdi aadan.
Hassan Baashi Abdi Aden,
Abdirahman Ali Aden Sabriye (Shakile)
Sahal Mohamud Ade,
Liibaan Cusmaan Cabdulaahi
= Culumada Waxaa kamid Ah Beesha =
Shiikh Bashiir Axmed Salaad
Shiikh C/qaadir Cali Cumar ...
Shiikh Xasan Xabeeb
Shiikh nuur cali jamac
shiikh cali lugeeey
Shiikh cabdi cade
Shiikh salaad dhagey
Shiikh xusen yare
shiikh Mahad weheliye raan
Shiikh Cisman Raan
shiikh cusmam cabdi afrax
== '''Aqoon Yahanada Qebta Caafimaadka Beesha''' ==
Dr Tahliil cabdi afrax
Dr QALIIF MUUSA
Dr nasro shire garweyne
Dr ifraax cabdi osman
Dr maxamed xusen
Dr yuusuf kaahiye
Dr Faaahin
Dr cabdirisaaaq cali
Dr Xangul
waxay u kala baxdaa beeshu
DHASHAME & FARAX
'''DASHAME wuxuu u kala baxaa Gaabane iyi Obookar '''
'''Obokar waxa uu u lkala sii baxaa Wuguguule iyo Arwaaq '''
'''wuguguule waxa uu u kala baxaa 1. Cali Aaden( waxaana ka soo jeeda dad caan ah sida gacma dheere, Axmed cariiri, odowaa, Dr.guuleed) 2. reer Ebekar 3. Ciise Dheere '''
'''Arwaaq na waxuu u kala baxaa 1-Gadaf( waxaa kasoo jeeda rag caana sida DR caanka ah ee Xangul iyo xuseen ali shido oo ahaa wasiirka ka tirsana dowlada siyaad bare) 2- Ali jiis 3- Ali gurey'''
gaabana Wuxuu u kala baxaa 1. Cabdi gaabane 2.maxamed gaabane( faarax Rooble & maamed Rooble reer Ugaas ) habarrawe ciganle
5 habaraawe
6 cabdi gaab 7 yabaroow
farax waxa uu ku kala baxaa '''Heesoow & maxamed cabdi'''
Maxamed Abdi wuxuu u kala Baxaa: Reer Muuse, Reer Warsame, Reer Caraaye
Heesoow wuxuu u kala baxaa: Reer Xirsi, Reer Gaafoow, Midi Yare, Reer Warfaa, Bah AbgaalAll content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=145805.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|