Revision 145950 of "Saleebaan" on sowiki''Saleebaan'' Madar Kicis'Hiraab waa beel aad u badan oo degaan Gobolada dhexe ee GALGADUUD iyo Mudug ee daagano ka mid ah Islmaamulka Itoobiya wa xey kaloo dagaan gobolka banaadir & Shabeelaa Hoose. Jubada Hoose waxayna ku badanyihiin maamul Goboleedka baaxada weyn ee la yiraahdo [[Ximan iyo xeeb]].Caasimada maamulkaan waa [[Cadaado]] iyo Galinsoor.Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km,, baa Lagu Qiyaasaa Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan,, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka Beesha waxyaabah Taariikhiga ah ee lagu xasuusto waxaa kamid ah dagaalkii maxamed siyaad lagu saaray oo eey qeeb libaax ah ka qadatay eeyna aheed beel eey ku tashtaan beelaha ku bahoobay habargidir == '''Warbaahintii Ugu Horeeysay Ee Yeelato Soomaaliya Waxaa Alifay Lagana her geliyo Nin Saleebaan Ah''' == ===== 1.Waragaysyada qaran ===== 2.xog,ogaal, 3.ayaamaha, 4.laacib, 5.gool = Wariyaasha uga caansan waxaa ka mid ah <ref>Wariyaasha Ugu Caansan Waxaa Kamid Ah</ref>, = Mahad Axmed Cilmi, Cumar Diini Caano Geel, Cabdulaahi black cabdulaahi , fahad bile gurxan , maxamed xaaji ingiriis , cabdi casiis saadaad , cabdulaahi taajirow alcadaala , amiin yuusuf qasaaro cabdi aadan. Hassan Baashi Abdi Aden, Abdirahman Ali Aden Sabriye (Shakile) Sahal Mohamud Ade, Liibaan Cusmaan Cabdulaahi = Culumada Waxaa kamid Ah Beesha = Shiikh Bashiir Axmed Salaad Shiikh C/qaadir Cali Cumar ... Shiikh Xasan Xabeeb Shiikh nuur cali jamac shiikh cali lugeeey Shiikh cabdi cade Shiikh salaad dhagey Shiikh xusen yare shiikh Mahad weheliye raan Shiikh Cisman Raan shiikh cusmam cabdi afrax == '''Aqoon Yahanada Qebta Caafimaadka Beesha''' == Dr Tahliil cabdi afrax Dr QALIIF MUUSA Dr nasro shire garweyne Dr ifraax cabdi osman Dr maxamed xusen Dr yuusuf kaahiye Dr Faaahin Dr cabdirisaaaq cali Dr Xangul All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=145950.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|