Revision 149559 of "Encyclopedia" on sowiki

{{delete|meaningless content, not about encyclopedias}}
Abdiqani Abdilahi waxa uu ku dhashay magalada hargeysa gaar ahan xaafada cabaaye sanadku marku ahaa 1992 march 3 waxanu wax ku so bartay oo na kuso dhameyay dugsi hoose ila dugsi sare hargeysa .abdiqani waa wiil aad udabecad wanagsan dad la dhaqan leh waana qof waaya araga .malin hadad la kulanto aanad ilawayn dabecadisa iyo sidu dadka ula dhaqmayo, hada waxa uu ku nool yahay wadanka sweden gaar ahan magalada göteborg . waxa uu bartaas  ku noola hada 4 tii sano ee ugu danbeysay . wuxuna hada ka shaqeya shirkada baabuurta ee volvo waxanu leyahay hal wiil iyo hal gabadh .