Revision 150405 of "Saleebaan" on sowiki

''Saleebaan'' Madar Kicis'Hiraab waa beel aad u badan oo degaan Gobolada dhexe ee GALGADUUD iyo Mudug ee daagano ka mid ah Islmaamulka Itoobiya wa xey kaloo dagaan gobolka banaadir & Shabeelaa Hoose. Jubada Hoose 

waxayna ku badanyihiin maamul Goboleedka baaxada weyn ee la yiraahdo [[Ximan iyo xeeb]].Caasimada maamulkaan waa [[Cadaado]] iyo Galinsoor.Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km,, baa Lagu Qiyaasaa Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan,, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka 

Beesha waxyaabah Taariikhiga ah ee lagu xasuusto waxaa kamid ah dagaalkii maxamed siyaad lagu saaray oo eey qeeb libaax ah ka qadatay 
eeyna aheed beel eey ku tashtaan beelaha ku bahoobay habargidir
== '''Warbaahintii Ugu Horeeysay Ee Yeelato Soomaaliya Waxaa Alifay Lagana her geliyo Nin Saleebaan Ah''' ==

===== 1.Waragaysyada qaran =====
2.xog,ogaal, 

3.ayaamaha,

4.laacib, 

5.gool 

6 idaacada goobjoog 

7: idaacada maandeeq 

8 kalsan tv 

= Wariyaasha uga caansan waxaa ka mid ah <ref>Wariyaasha Ugu Caansan Waxaa  Kamid Ah</ref>, =
Mahad Axmed Cilmi, 

Cumar Diini Caano Geel, 

Cabdulaahi black cabdulaahi ,

bile gurxan ,

maxamed xaaji ingiriis ,

cabdi casiis saadaad ,

cabdulaahi taajirow alcadaala , 

amiin yuusuf qasaaro

cabdi aadan.

Hassan Baashi Abdi Aden, 

Abdirahman Ali Aden Sabriye (Shakile)

Sahal Mohamud Ade,

Liibaan Cusmaan Cabdulaahi

yaxye yuusuf khasaaro

haaruun yuusuf khasaaro

bashiir maxamuud

cabdiwali jaamac bare

maxamed maxamuud aw aadan

faaduma cabdi warsame 

leylo ugbaad

kowsar cabdiraxman farey

cabdiraxman daahir guutaale maaliki

Abshir bukhaari

Canab maxamed yare

= Culumada Waxaa kamid Ah Beesha =
Shiikh Bashiir Axmed Salaad

Shiikh C/qaadir Cali Cumar ...

Shiikh Xasan Xabeeb

Shiikh nuur cali jamac

shiikh cali lugeeey

Shiikh cabdi cade

Shiikh salaad dhagey

Shiikh xusen yare

shiikh Mahad weheliye raan

Shiikh Cisman Raan

shiikh cusmam cabdi afrax

shiikh axmed iimaam

== '''Aqoon Yahanada Qebta Caafimaadka Beesha''' ==
Dr Tahliil cabdi afrax

Dr QALIIF MUUSA

Dr nasro shire garweyne

Dr ifraax cabdi osman

Dr maxamed xusen cismaan

Dr yuusuf kaahiye

Dr Faaahin

Dr cabdirisaaaq cali

Dr Xangul

DR saadaq yuusuf 

'''SIYAASIYIINTA BEESHA''' 

1: Maxamed maxamuud Gacmadheere

2: Xuseen siyaad qoor gaab

3: CAbdiraxman maxamed xuseen odowaa

4: cabduqadir cali cumar 

5:  Kamaal daahir guutaale

6: cabdulaahi maxamed baarleex

7: maxamed aadan tiicey

8:  maxamed jaamac furux

9  siciid siyaad shirwac

10: Caasho xaaji cilmi