Revision 155186 of "Carab Saalax" on sowiki

''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.''

Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan,  Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx  waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya .

== Carab saalax  sub-clans[edit] ==
* ismaciil Maxamuud 
* cali maxamuud 
* Naleeye maxamuud 
* Muuse Maxamuud 
* Faahiye maxamuud 
* Cismaan Maxamuud
* Yaxye saalax
* Cumar Muuse
* Xasan Saalax 
* Bin mashawle
* Bin Jidxi
* Bin cantuuni
* Bin Caqiil