Revision 155197 of "Carab Saalax" on sowiki''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.''
Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya .
== Carab saalax(Meheri) sub-clans ==
* ismaciil Maxamuud
* cali maxamuud
* Naleeye maxamuud
* Muuse Maxamuud
* Faahiye maxamuud
* Cismaan Maxamuud
* Yaxye saalax
* Cumar Muuse
* Xasan Saalax
* Bin mashawle
* Bin Jidxi
* Bin cantuuni
* Bin Caqiil
Arab Saalah (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), is a Somali clan.
History
According to early Islamic books and Somali tradition, Arab Salah (Meheri)fled his homeland in the Arabian Peninsula .
=== Siyaasiyiin ===
* cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale ahaa Wasiir Duurjoogta soomaliya
* saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada iyo Daaqa Soomaliya
* general maxamed Cumar Daad(ina libaax san ka taabte) taliyaha Guud ee Cidamada Dawlada somaliya Xiligi C/laahi yusuf ahaa madaxwaynaha somaliya
* col. maxamed C/laahi Cabdule
* Col Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhigiga Dawlada Soomaliya
* Faysal warsame xildhibaan Dawlada fedral ka somlia, guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada
* Maxamed dayib Guure Agaasimaha Arimah bulshada Dawlada Puntland
* Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
Regions with significant
Languages
Somali
Religion
Sunni Islam
Related ethnic groups
Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn
== References ==
[[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]]All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=155197.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|