Revision 155214 of "Carab Saalax" on sowiki

''Bogani waa mid ku saabsan beel ka mid ah dadka Soomaalida.''

Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan,  Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx  waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya .

== MEHERI(CARAB SAALAX) sub-clans ==
* Bin Nemer
   * Maxamuud Saalax
         *ismaciil Maxamuud 
         * cali maxamuud 
         * Naleeye maxamuud 
         * Muuse Maxamuud 
         * Faahiye maxamuud 
         * Cumar Maxamuud
   * Yaxye saalax
   * Cumar Muuse
   * Xasan Saalax 
     *reer xildiid
- Axmed Saalax
* Bir mashawle
      * cali Bir mashowle
* Bin Jidxi
 * Reer Cawad
* Bin cantuuni
* Bin Caqiil
{| class="wikitable"
! colspan="2" |Arab saalah Brother clans
|-
| colspan="2" |Carab Somali, , Reer Albani, Qaasim mutani, Reer Makami, Ugays labe, reer saalim dhagax, Deebaani, Xamuumi, reer timo dheere  .
|}

Arab Saalah (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), is a Somali clan,  the clan played an important role in the pre-independence era 
 History
According to early Islamic books and Somali tradition, Arab Salah (Meheri)fled his homeland in the Arabian Peninsula .

=== Siyaasiyiin (Prominent figures) ===
* cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale ahaa Wasiir Duurjoogta soomaliya
* saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada iyo Daaqa Soomaliya
* Cali Faysal Wasiir kuxigeenka wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012)
* general maxamed Cumar Daad(ina libaax san ka taabte) taliyaha Guud ee Cidamada Dawlada somaliya Xiligi C/laahi yusuf ahaa madaxwaynaha somaliya
* col. maxamed C/laahi Cabdule  
* Col Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhigiga Dawlada Soomaliya
* Faysal warsame xildhibaan Dawlada fedral ka somlia, guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada
* Maxamed dayib Guure Agaasimaha Arimah bulshada Dawlada Puntland
* Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland
* Maxamuud ciise canjeelo author of the Somali Books
* Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa sanka iyo cunaha

                                                                                                                Regions with significant
                                                                                                                   Languages
                                                                                                                     Somali
                                                                                                                   Religion
                                                                                                                      Sunni Islam
                                                                                                                    Related ethnic groups
                                                                                     Carab soomali,Shikhaal,Darood,Dir,Hawiye, Isaaq,Rahanweyn

== References ==
[[:en:Mehri_people|https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people]]