Revision 155975 of "Dagaalada" on sowiki{{Tirtir|Bog macno daran}}
Ninkii Bambaanada ku dhuftay magaalada Hurushiima oo geeriyooday Ninkii Duuliyaha ka ahaa diyaaradii ku garacay bamkii Nukliyeerka magaalada Horishima ee wadanka [[Jabaan]] ayaa dhawaaan gureediyooday wadanka [[Maraykanka]]
Ninkan oo lagu magacaabi jirey Paul Warfield Tibbets ayaa geeriyoodey isagoo da’diisu ay aheyd 92 sano jir, waxaana uu geeriyoodey isagoon bixin wax cudur daar ah ama aan ka qoomameyn falkii uu ku xasuuqay kumanaan kun oo qof.
Atom Bamkii lagu garaacay [[Hiroshima]] & [[Nagasaki]] & wakinaawa
Paul Warfield Tibbets wuxuu 6-dii bishii August sanadkii 1945-kii diyaaradii uu duuliyaha ka ahaa oo lagu magacaabi jirey Anola Gay uu bam lagu magaacay Little Boy uu ku ridey magaalada Horoshima, waxaana ninkaasi oo ka sheekaynaya wixii uu subaxaasi geyste uu yiri.
Magaaladii qurxda badneyn ee qoraxdu ifineysay, sida fasiixa ahna ugu jeednay daqiiqado ka hor, waxay isu badashay meel fool xun oo uuro ka baxeyso", waxa uuna intaa raaciyay in haddii ey dadka qaar arki lahaayeen ay aad u argagixi lahaayeen wixii halkaasi ka dhacay ee isagu uu sameeyey.
[[Magaalada]] Nagasaki oo uu ka muuqdo hoog iyo ba'a xoogan
Bamkii Mareykanku ku garaacay magaalada Hiroshima oo ahaa atom bambkii ugu horeeyey ee aduunka laga isticmaalo ayaa waxaa ku dhintey 78 kun oo qof, waxaase sanadkaasi 1945-kii dhamaadkiisa dadkii ku dhintey bamkaasi ay gaareen 140 kun oo qof.
Tani waa ka mid ah duqeyntii Nukliyeerka ee Mareykanku geystey
Sadex maalmood ka dib oo ku beegnayd 15-kii August. 1945-kii waxaa Mareykanku bamkii labaad oo Nukliyeer ah uu ku ridey magaalada Nagasaki ee dalka Jabaan, iyadoo taasi ay keentey in Jabaanku uu isdhiibo oo laga awood badiyey.
Kooxdii wadey diyaarada Anola Gay ee Bamka ku ridey Hiroshima
Bambooyinkaasi Mareykanku ku garaacay Magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki saameyntii iyo raadkii ay reebeen waxay wali ka sii muuqdaan magaalooyinkaasi, waxaana xiligan 63 sano ka dib halkaasi ku dhasha caruur aan ku dhalan si caadi ah, kuwa leh madaxyo fara badan, gacmo ama lugo tiro badan, caruur kala dhalantaalaan, kuwa lixaadka la’a, kuwa aan nooleyn, waxaana taasi lagu macneeyey inay tahay suntii ka dhalatey Bambooyinkaasi Nukliyeerka ee lagu garaacay magaalooyinkaasi.
Bamkii lagu tuuray Hiroshima( Washington wali waxay wadaa awood adeegsi)
Hiroshima wali waxaa ka muuqda raadki Hubkii Nukliyeerka
Naq iyo doog ayaa ka muuqanaya xiligan halkii lagu ridey bamka
Aduunka waxaa ka dhacay dagaalo aad u badan ilaa iyo intii bin aadamku jiray.
waxaa ka mida oo ugu waa wayna dagaaladaa labadii
dagaal ee lagu magacaabay DAgaalkii Koowaad Iyo
Dagaalkii labaad.
== [[dagaalkii koowaad]] ==
dagaalkani wuxuu bilaabmay sanadkii [[1914]] miilaadiga
wuxuu dhamaaday sanadkii [[1918]] miilaadiga.
Dagalkanu wuxuu dhex maray dawlkaddo badan.
Asbaabaha dagaalku ku bilaabmay waxynu u qaybin
karnaa laba qaybood,qayb toos ah iyo qayb aan toos
ahayn. waxaan u jeedaa markaan leeyahay waa qayb aan
too ahayn, dagaalka wxaxaanay ku lahayn saamayn toos
ah oo la taaban karo. Continue
--[[User:mahad|mahad]] 24:15, 12 augst2009 (utc)qore: mahad ahmed
[[Category:Dagaalada]]All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=155975.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|