Revision 156444 of "Saleebaan" on sowiki{{Digniin|Kani waa maqaal ku saabsan beel ama qabiil}}
{{Caddayn u baahan}}
''Saleebaan'' Madar Kicis'Hiraab waa beel aad u badan oo degaan Gobolada dhexe ee [[Galguduud|GALGADUUD]] iyo [[Mudug]] ee daagano ka mid ah Islmaamulka Itoobiya waxey kaloo dagaan gobolka banaadir & [[Shabeellaha Hoose|Shabeelaa Hoose]]. [[Jubbada Hoose|Jubada Hoose]].
waxayna ku badanyihiin maamul Goboleedka baaxada weyn ee la yiraahdo [[Ximan iyo xeeb|Galmudug]]. awalna waxay gaar u lahaayeen [[ximan iyo xeeb]] oo caasimadiisu ahaan jirtay [[Cadaado]] Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km,, baa Lagu Qiyaasaa Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan,, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka
Beesha waxyaabahs Taariikhiga ah ee lagu xasuusto waxaa kamid ah dagaalkii maxamed siyaad lagu saaray oo eey qeeb libaax ah ka qadatay eeyna aheed beel eey ku tashtaan beelaha ku bahoobay habargidir.
== '''Warbaahinta iyo beesha''' ==
Ugu Horeeysay Ee Yeelato Soomaaliya Waxaa Alifay Lagana her geliyo Nin Saleebaan Ah
* '''.Waragaysyada qaran'''
* '''xog,ogaal,'''
* '''ayaamaha,'''
* '''laacib'''
* '''Gool FM'''
* '''idaacada goobjoog FM'''
* '''idaacada maandeeq'''
* '''kalsan tv'''
= Wariyeyaasha uga caansan <ref>Wariyaasha Ugu Caansan Waxaa Kamid Ah</ref>, =
* Mahad Axmed Cilmi,
* Cumar Diini Caano Geel,
* Cabdulahi maxamed black ,
* bile gurxan ,
* maxamed xaaji ingiriis ,
* cabdi casiis saadaad ,
* Nuur Cabdi Jimcale
* cabdulaahi taajirow ,
* amiin yuusuf qasaaro
* cabdi aadan.
* Hassan Baashi Abdi Aden,
* Abdirahman Ali Aden Sabriye (Shakile)
* Sahal Mohamud Ade,
* Liibaan Cusmaan Cabdulaahi
* Cabdiraxman yuusuf al cadaala
* yaxye yuusuf khasaaro
* haaruun yuusuf khasaaro
* bashiir maxamuud
* cabdiwali jaamac bare
* maxamed maxamuud aw aadan
* faaduma cabdi warsame
* leylo ugbaad
* kowsar cabdiraxman farey
* cabdiraxman daahir guutaale maaliki
* Abshir bukhaari
* Canab maxamed yare
= Culimada Beesha =
* Shiikh Bashiir Axmed Salaad
* Shiikh C/qaadir Cali Cumar ...
* Shiikh Xasan Xabeeb
* Shiikh nuur cali jamac
* Shiikh Odowaa
* shiikh cali lugeeey
* Shiikh C/raxmaan Camaaara
* Shiikh Maxamed Warsame Abiikar
* Shiikh cabdi cade
* Shiikh salaad dhagey
* Shiikh xusen yare
* shiikh Mahad weheliye raan
* Shiikh Cisman Raan
* shiikh cusmam cabdi afrax
* shiikh axmed iimaam
* shiikh Xasan Macalim Daa'uud
* Shiikh C/llahi Xuseen Warsame
* shiikh Axmed C/qaadir Maxamuud
== '''Aqoon Yahanada Beesha Qeybta Caafimaadka''' ==
* Dr Tahliil cabdi afrax
* Dr QALIIF MUUSA
* Dr nasro shire garweyne
* Dr ifraax cabdi osman
* Dr maxamed xusen cismaan
* Dr yuusuf kaahiye
* Dr Faaahin
* Dr cabdirisaaaq cali
* Dr Xangul
* DR saadaq yuusuf
* DR Cabdirisaq Jabuti
* DR Waashinton
== '''Siyaasiyada Beesha''' ==
1: Maxamed maxamuud Gacmadheere
2: Xuseen siyaad qoor gaab
3: CAbdiraxman maxamed xuseen odowaa
4: cabduqadir cali cumar
5: Kamaal daahir guutaale
6: cabdulaahi maxamed baarleex
7: maxamed aadan tiicey
8: maxamed jaamac furux
9 siciid siyaad shirwac
10: Caasho xaaji cilmi
11: Cabdi Maxamed Abtidoon
12: Liibaan Xasan Cabdi (Ciribey)
13: Cali Dahir Maxamuud Yarisow
== shirkadaha iyo ganacsiga ==
* '''S company'''
* '''Somali Power and water supply'''
* '''Shirkada xilk'''All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=156444.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|