Revision 160805 of "Udeejeen" on sowikiCiise Mudulood (Udeejeen): waa mid ka mid ah qabiilada somaliyeed ee daga gobolka hiiraan iyo banaadir, waana qabiilka uu kasoo jeedo madaxweynihii ugu horeeyey ee somaliya. Allaha u naxariistee Adam Cabdille Cusman oo ku magac dheeraa Adan Cadde, waxaa sidoo kale kasoo jeedo Gudoomiyahii hore Gobolka Banaadir (Maxamuud Axmed Nuur Tarsan) iyo (Dr Cusmaan Dufle) iyo waliba Abdikhafar Yakob Abubakar(AK). Udeejeen waxa uu u kala baxaa seddex lafood oo waa wayn: 1. AADAN YACQUUB a) Maxamed Macalin b) Reer sheekh Faarax 2. CALI YACQUUB a) Reer Raage 3. YUUSUF YACQUUB a) Gacanweyne b) Kheyre Macalin c) Xirsi Macalin d) Dudub Macalin e) Siyaad Macalin f) Ifiye Macalin g) Tusbax Macalin WQ: Abas Hussein Mohamed ( Abas Nageyle) All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=160805.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|