Revision 161736 of "Udeejeen" on sowiki

Ciise Mudulood (Udeejeen): waa mid ka mid ah Beel waynta Mudulood ee daga gobolada Hiiraan,Sh. Dhexe iyo Banaadir, waana qabiilka uu kasoo jeedo madaxweynihii ugu horeeyey ee somaliya. Allaha u naxariistee Adam Cabdulle Cusman (Adan Cadde), waxaa sidoo kale kasoo jeedo Gudoomiyahii hore Gobolka Banaadir (Maxamuud Axmed Nuur Tarsan) iyo (Dr Cusmaan Dufle) iyo waliba Abdikhafar Yakob Abubakar(AK). Udeejeen waxa uu u kala baxaa seddex lafood oo waa wayn:

1. AADAN YACQUUB

a) Maxamed Macalin

b) Reer sheekh Faarax

2. CALI YACQUUB

a) Reer Raage

3. YUUSUF YACQUUB

a) Gacanweyne

b) Kheyre Macalin

c) Xirsi Macalin

d) Dudub Macalin

e) Siyaad Macalin

f) Ifiye Macalin

g) Tusbax Macalin


WQ: Hassan shiikh maxamuud 

Follow me on Facebook, Twitter, Linked in (Abas Nageyle)