Revision 165468 of "CARAB SAALAX" on sowikiBogani waa mid ku saabsan Beel ka mid ah dadka Soomaalida. Carab Saalax (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya . MEHERI(CARAB SAALAX) sub-clans * Maxamuud Saalax <nowiki>*</nowiki>ismaciil Maxamuud <nowiki>*</nowiki> cali maxamuud <nowiki>*</nowiki> Naleeye maxamuud <nowiki>*</nowiki> Muuse Maxamuud <nowiki>*</nowiki> Faahiye maxamuud <nowiki>*</nowiki> Cumar Maxamuud <nowiki>*</nowiki> Yaxye saalax <nowiki>*</nowiki> Cumar Muuse <nowiki>*</nowiki> Xasan Saalax <nowiki> </nowiki> *Reer xildiid <nowiki> </nowiki> *Reer Saalim dhagax <nowiki> </nowiki> *Reer mashawle <nowiki> </nowiki> * cali mashowle <nowiki> </nowiki> * Reer Jidxi <nowiki> </nowiki> *Reer Cawad <nowiki> </nowiki> *Reer cantuuni <nowiki> </nowiki> *Reer Caqiil <nowiki> </nowiki> *Reer <nowiki> </nowiki> *Reer qaasim <nowiki> </nowiki> *Reer Albani Arab Saalah (Meheri), (carabic عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), is a Somali clan, the clan played an important role in the pre-independence era History Siyaasiyiin (Prominent figures) * cali xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada kumeelgaarka soomaliya * saciid Xuseen Ciid wasiirka Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016 * Cali Faysal Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012) * colonel Axmed carab Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya * Jen. Cabdullahi Cali Cumar (Daad) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya * col. maxamed C/laahi Cabdule * Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) – Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya * Khadiijo maxamed Diiriye wasiirki hore ee wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Fedralka Soomaliya * Faysal warsame xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia, ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada * Faysal xuseen Ciid wasiirka hore ee Wasaarada Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug * Xasan Xaashi Warsame Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Dib U dejinta Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug * c/wali seed cilmi wasiir kuxigeenka Wasaarada Xaanada Xoolaha iyo Daaqa Dawlada Goboleed ka puntland * Maxamed dayib Guure Agaasime hore Hayada Daryeelka iyo Arimah bulshada Dawlada Goboleed ka Puntland, soo noqday uqaybsanaha Arimaha Bini'adan nimada (humanitarian) ka Dawlada fedralka Soomaliya * Qays Cali Dhurwa Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlada Puntland * Maxamuud ciise canjeelo Abwaan ahna qoraa (author) of the Somali Books * Dr. Maxamuud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda References https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=165468.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|