Revision 167199 of "Habar Jeclo" on sowikiHabar jeclo Waa qabiil ka tirsan beesha isaaq ahna beelaha ugu taariikhda balaadhan beesha isaaq waxayna degaan somaliland (togdheer, Sanaag, Sool iyo Saaxil) iyo wadanka itoobiya. Habar jeclo oo loo yaqaan Habar Xabuusheed ama Habar tol jale ayaa waxay kasoo jeedaan oo dhashay habar Xabashiyad ah
This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|