Revision 197502 of "Gedo" on sowiki

{{Infobox settlement
|name                   =Gedo
|native_name            =
|other_name             =جدو
|nickname               = 
|motto                  = 
|settlement_type        ='''[[Gobol]]'''
|image_skyline          =
|imagesize              = 
|image_caption          =
|image_flag             = 
|image_seal             = 
|image_shield           = 
|image_map              =Somalia regions map Gedo.svg
|mapsize                = 
|map_caption            =Meesha kaga taalo Soomaaliya.
|coordinates_display    =inline,title
|coordinates_region     =SO-GE
|subdivision_type       =Wadanka
|subdivision_name       ={{flag|Somalia}}
|subdivision_type1      =
|subdivision_name1      =
|seat_type              =Magaalomadax
|seat                   =[[Garbaharrey]]
|government_type        = 
|leader_title           =
|Youth leader_name       = Cabdullahi Cabdi Maxamed (Dhagacade) SOMALI YOUTH DEVELOPMENT FOUNDATION (SYDF)
|Established_Year       =  2007
|established_date       =  01 January
|area_magnitude         = 
|area_total_km2         =
|population_as_of       = 
|population_note        = 
|population_total       =
|population_density_km2 = 
|timezone               =[[East Africa Time|EAT]]
|utc_offset             = +3
|coordinates_type       = type:adm1st_region:SO-GE_source:nlwiki
|latd=2|latm=26|lats=17|latNS=N
|longd=41|longm=29|longs=3|longEW=E	
|elevation_m            = 
|elevation_ft           = 
|postal_code_type       =  
|postal_code            =
|area_code              =
|website                = 
|footnotes              = 
}}

'''Gedo''' ({{lang-en|''Gedo''}}, {{lang-ar|جوبا الوسطى}}) waa [[gobol]] ka tirsan wadanka [[Soomaaliya]], kaasi oo dhaca meel u dhow xadka wadankaasi la wadaago [[Kiinya]].
Gobolka Gedo waxaa magaalomadax u ah magaalada [[Garbahaarreey]]. 

Sida ku xusan taariikhda [[Soomaali|dadka Soomaalida]] gobolkan waxaa la aasaasay wakhtigii 1980maadkii waxaana xad la leeyahay deegaanada [[Soomaali Galbeed]] ee wadanka [[Itoobiya]], Gobolka Waqooyi Bari ee [[Kenya]], iyo gobolka [[Bakool]], [[Baay]], [[Jubbada Dhexe]], iyo [[Jubbada Hoose]].

==Hordhac==
Gobalka Gedo waxa uudhacaa koonfur galbeed soomaaliya. Gedo waa Gobalka labaad ee ugu weyn Soomaaliya wuxuuna ku xigaa Gobalka bari. waana Gobalka kaliya ee kamid ah Gobalada Soomaaliya ee Xadka la leh labada dal ee Kenya iyo Ethiopia. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir, daarood iyo digil iyo mirifle qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaanada Soomaaliyeed ee nooca walba ula dagaalamay ;  gumeystihii reer Yurub.

== Ganacsiga Degmooyinka Gedo ==
Nolosha dhaqandhaqaale ee gobolka Gedo wuxuu ku salaysanyahay lafdhabarna ah xoolaha nool iyo waxsoosaarka beeraha.

Gedo waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliyeed ee hodanka u ah beeraha, xoolaha nool. Waxaa intaas goblka Gedo u dheer isaga oo dhaca xaduudo in ganacsiga u kala goosha wadamada uu xarun dhexe u hayay. Magaalooyinka [[Baardheere]], [[Luuq]] iyo Balad Xaawo ayaa ugu dhaqdhaqaaq badan.

== Waxbarashada ==
Gobolka Gedo waxaa ka dhisan nidaamyo waxbarasho walow aysan jirin dalad midaysa iyo Gudoon Waxbarasho oo heer degmo ama gobol ah.

Magaalooyin madaxda degmooyinka Gobolka Gedo sida Baardheere, Garbahaarreey, Luuq iyo ganaaneGarb jira dugsiyo waxbarasho oo leh heerar kala duwan. Magaalada Baardheere waxaa ku yaal Jaamacada Gedo iyo Kulyada Farsamada Baardheere ee [[Bardera Polytechnic]].

Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation.

==Sidoo kale fiiri==
* [[Gobolada Soomaaliya]]
* [[Liiska magaalooyinka Soomaaliya|Magaalooyinka Gobolka Gedo]]

==Tixraac==
{{reflist}}
{{Magaalooyinka Gobolka Gedo}}
[[Category:Gedo]]
[[Category:Soomaaliya]]